Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Mary Lyon Pilot High School wuxuu bixiyaa jawi waxbarasho si buuxda iskugu dhafan leh halkasoo shuruudaha la baddelo ama shuruudo loo sameeyo si loo hagaajiyo waxbarashada guud ee ardayda iyo ardayda qabta naafooyinka inay xoojiyaan awooddooda. Waxaan taageernaa ardayda dhammaan si ay u gaaraan ama uga kormaraan heerarka waxbarashada iyo si ay u helaan xirfadaha ay nolol maalmeedkooda ku noqdaan kuwo karti leh. Waxaan barnaa arday walba si gaar ah oo diyaar u ah inuu wajaho caqabado kala duwaan oo sii kordhay iyo bulshada caalamka.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Imisa arday ayaa qalin jabisay?
Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Dookhyada Taageerada
-
Isku dhafka Baahida Heerka Sare (Naafada dhanka Dareenka)
-
Iskuduwaha Qoyska
Lataliyaha Talobixinta
Kalkaaliso saacado kooban Shaqaysa
Shaqaalaha Arimaha Bulshada