Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Yoolkayaga: (1) inaan siino waxbarasho heer caalami ah arday kasta; (2) in la diyaariyo macalimiin leh tayada ugu saraysa; iyo (3) in aan ushaqayno ka iskaashato ahaan sidaan u hormarin lahayn dhamaan dugsiyada aaga Dudley.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Quraac bilaash ah ayaa labaxshaa laga bilaabo 8:15 ilaa 8:45.
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Arbacooyinka: laga bilaabo 3:15 ilaa 4:30: farshaxanka, fayadhawrka, barnaamijyo tusmayn iyo casharo gaar ah xambaarsan kuwaasoo qayb ka ah casharada maalintii oo dhan ee dugsigeena oo la baro ardayda oo dhan ayadoon wax kharash dheeri ah laga qaadayn.
Qaabka
Damaanada 6 diiwaangalinta fasalka 6-12 ee machadka Dearborn STEM Academy.
Dookhyada Taageerada
-
ESL ta Manhajka Guud.
-
Iskuduwaha Qoyska
Kalkaaliso saacado kooban Shaqaysa
-
Dugsigu waxa uu u Adeegaa Dhammaan Ardayda lagu qoray nidaamka Codsiga Bakhtiyaa Nasiibka ah.