Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Diirada qaaska ah ee dugsigeena ayaa ah sayniska iyo xisaabaadka. Waxaa isku dadaalna fursadaha waxbarasho ee ardayda inaa kadhigno mid nool, anagoo isticmaalayna khayraadka bulshada iyo wadashaqaynta.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Barnaamijka dugsiga kadib laga bilaabo 7:00-8:10 a.m.: barnaamijka kobcinta oo uu maamulo shaqaale katirsan Barnaamijka Waxbarashada iyo Kobcinta Dheeriga ah.
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Kadib dugsiga 4:30-6:00 p.m. barnaamijka STEM, barida casharo gaar ah, iyo caawinta shaqada guriga. Lacagta kharashka waa kaladuwan tahay kaararka daryeelka caruurtana waa la ogolyahay.
Sharaxaada dharka dugsiga
Dharkeena dugsiga ee qasabka ah waxaa kamid ah: fasalka K-4aad hoos gashiga kaakiga/shaatiga midabka boor xigeenka ah astaanta dugsiga .5aad-8ad Hoos gashiga kaakiga cad/buluug xigeenka shaatiga polo ee astaanta dugsiga.
Dookhyada Taageerada
-
Waxbarashada Caruurta Yaryar oo iskudhafan
Iskudhafka Heerka sare ee Baahida
Naafada Dareenka
-
Xaruunta lagu Barto Ingiriiska - Isbaanisha Fasalada K2, 1, 2, 3, 4
-
Iskuduwaha Qoyska
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya
Xarunta Caafimaadka ee Oonleenka ah