Massachusetts Academy of Math and Science

Charter (qaniga ah)11aad - 12aad
85 Prescott St, West of Boston
Heerka Dugsiga:
N/A

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Heer Gobal: Macluumaad kala dhiman

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta97 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 17:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:45am-2:45pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 508-831-5859
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Codsiga
Dugsigaan wuxuu u baahan yahay codsi gaar ah.
Codsiga

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsiga Massachusetts ee Xisaabta iyo Sayniska (Mass Academy) waa dugsi sare oo dadweyne oo heer sare ah oo ay dhigtaa 100 arday oo aqoon ahaan dhisan oo kamid ah ardayda fasalada lbaad iyo afraad ee dugsiyada sare ee Massachusetts. Waxaa la aasaasay 1992 waxaana aasaasay baarlamaanka gobalka si loo bixiyo fursad waxbarasho kobcisa taasoo xoojinaysa barashada xisaabta iyo sayniska oo lagu dhigo goob waxbarasho oo fahan iyo isdhexgal leh.. 

Lacagta waxbarashada iyo Kaalmada dhanka Dhaqaalaha ah

Ilmo kasta wuxuu qaataa Barashada Xisaabta, Fiisigis, Insaanimada (kaas oo isku daraya Ingiriisiga iyo Taariikhda), Sayniska kumbuyuutarka, Luuqada qalaad (Faransiiska ama Isbaanishka), Qorista Sayniska iyo Teknolojiyada, STEM I (Cilmi baarista), STEM II (Injineerinka/Teknolojiyada Caawinta), iyo barashada Jirka (Ishaarada).Ardaydu waxay diyaariyaan oo soo bandhigaan shan mashruuc oo waaweyn inta lagu gudajiro sanadkaan oo ku diyaarinayaan qaybaha soo socda: Naqshadaynta xisaabta (HiMCM), cilmi baaris shaqsiyadeed (bandhiga STEM), injineer kooxeed/tikniyoolajiyad caawimaad ah (Dib u eegista Naqshada), filim af qalaad ah oo luuqada hooyo ah (Bandhig Faneed), iyo barnaamijyada kumbuyuutarka ee loo yaqaan  (App Fair). 

 

Ardayda waawayn waxay isku diiwaangeliyaan sidii arday waqti-buuxa wax ka barta Machadka Farsamada casriga ah ee Worcester, halkaas oo ay tahay inay si guul leh ugu dhammaystiraan saddex koorso oo WPI ah mid kasta oo ka mid ah afartii fatro ee midkiiba yahay todobo asbuuc, si ay u dhameeyaan dhammaan koorsooyinka oo ah 12. 

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

wax qabad aan isbadel lahayn
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka

wax qabad aan isbadel lahayn
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
100%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
-%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
-%
Ashiyaan
100%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
100%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
80.5%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
-%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
-%
Ashiyaan
85.2%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
88.9%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

100
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
8.50
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican