Margarita Muniz Academy

BPS/Degmada9aad - 12aad
20 Child Street, Jamaica Plain
Heerka Dugsiga:
Tier 3

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Sabab ka xariirta caqabadaha ka yimid masiibada ee saameeyay xog ururinta 2020 iyo 2021,
qaybtaan waxa uu ka tarjumayaa xogta/qiimaynta tayada dugsiga ee xiliga Dayrta 2019.

Hormar Ka samaynaaya Yoolalka
Hormar Ka samaynaaya Yoolalka
Heer Gobolka: Hormar Ka samaynaaya Yoolalka

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta323 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 11:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:30am-3:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8198
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Dugsigaani waa mid lagu galo diiwaangalin cidkasta ufuran Dhagsii Batoonka Apply Online si aad uhubiso in diiwaangalin furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalka 9aad
Feebaraayo 3, 2023
Xiliga Diiwaangalinta Muhiimka ah ee dhamaan fasalada kale oo dhan
Abriil 7, 2023
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Margarita Muñiz Academy waxaa lafuray sanadkii 2013 waana dugsigii ugu horeeyay o kamid ah dugsiyada Boston Public School oo dugsi sare ah laguna dhigo laba luuqadood. Waxaan kudadaalaynaa diyaarinta muwaadiniinta iyo hoggaamiyeyaasha si fiican u yaqaana afka Ingiriisiga iyo Isbaanishka. Arday kasta oo qalin jabiya wuxuu diyaar u noqon doonaa kuleejka wuxuuna gacan ka gaysan doonaa bulshada iyo wixii ka dambeya.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas. 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
72.9%
Ardayda Naafada ah
87.5%
Baahiyaha Badan qaba
72.7%
EL
76.1%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
-%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
72.5%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
43.9%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
39.6%
EL
24.3%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
-%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
43.6%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

323
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
36.20
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Dugsigaani waa mid lagu galo diiwaangalin cidkasta ufuran Dhagsii Batoonka Apply Online si aad uhubiso in diiwaangalin furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalka 9aad
Feebaraayo 3, 2023
Xiliga Diiwaangalinta Muhiimka ah ee dhamaan fasalada kale oo dhan
Abriil 7, 2023
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican