Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
John F. Kennedy wuxuu kudadaalayaa inuu ardayga udiyaariyo si uu u daboolo baahida sare ee heerarka qarniga 21aad. Sidaas awgeed,ardayda dugsiga John F. Kennedy waxay noqon doonaan kuwo degan, fikrado hal abuur leh, xirfadle xaliye dhibaato, farsamo-yaqaan wax ku ool ah, iyo tiknoolajiyada yaqaan. Waxay noqon doonaan kuwo Firfircoon, Kalsooni leh, Anshax leh, Ixtiraam leh, Naxariis badan oo Daacad ah. Manhajkeena wuxuu taageera xirfadaha wax akhriska iyo xisaabta.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas.
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Barnaamijka dugsiga kahor ee BOKS, barnaamijka dugsiga kahor ee YMCA
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Simmons College (America Learns) Casharada gaarka ah ee fasalada 1-2,; America SCORES soccer iyo wax qorista ee fasalada 3-5. City Year fasalada 3-5; barnaamijyada dugsiga kadib ee dhinacyada roobaatyada, farsamada, iyo sayniska.
Sharaxaada dharka dugsiga
Midab buluug ah/goono/funaanad oo cad ah ama shaati polo ah.
Dookhyada Taageerada
-
Barnaamijka Waxbarashada Dhalaanka oo gaar ah
Naafooyinka Waxbarashada
-
Xaruunta lagu Barto Ingiriiska - Isbaanisha Fasalada K2, 1, 2, 3, 4
-
Iskuduwaha Qoyska
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya