Codman Academy Charter Public School

Charter (qaniga ah)K1 - 12aad
637 Washington Street, Dorchester
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar dhexdhexaad ah oo ku wajahan yoolalasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta336 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 7:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:30am-4:15pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-287-0700 Extensions: Lower/Middle x109 Upper x101
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Waxaan bixinaa waxbarasho heer sare ah oo isbadel leh oo ardayda u diyaariyo inay ku guulaysataan kuleejka, waxbarashada dheeraadka ah iyo wixii ka dambeya. Sidaasna waxan ku sameeynaa anagoo barayna ardayga oo dhan: maskaxda, jirka, iyo dabeecadda. Iyadoo magaalada iyo caalamkaba uu yahay fasalkeena, waxaan dhisnaa dugsi bulsho oo hodon ku ah waxbarasho xoogan oo leh waayo-aragnimo maalin kasta ah. Ardaydeena waxay ku hawlan yihiin manhaj xoogan oo ku salaysan Waxbarashada falsafadda EL-da iyo barbaarinta. Barnaamijkeena ballaaran oo maalinlaha ah wuxuu noo ogolaanayaa inaan bixino koorso heer sare ah, kaalmo waxbarasho oo koox yar, adeegyada ELL-da, la talinta caafimaadka maskaxda, waxbarashada jiree/nafaqada, iyo la talinta jaamacadda iyo xirfadaha. Koorsooyinka kala duwan oo la doorto ayaa sidoo kale waxaa la bixiyaa maalmaha Sabtida si loo baro ardayda cusub ee dugsiga sare maado cusub si ay u kobciyaan xiisadooda, xirfadooda iyo aqoontooda. Qalinjabiyeyaashu waxay kaqalin jabiyeen 40 Kulleejo iyo xayaysiin Barnaamij Xirfad Shaqo ah oo ay ku jiraan Boston College, Bowdoin College, Jaamacadda Brandeis, Jaamacadda Dennis, Jaamacadda Denison, Jaamacadda Hamilton, Jaamacadda Northeastern, Mount Holyoke College, Jaamacadda Temple, Jaamacadda Massachusetts Amherst, Union College iyo Jaamacadda Virginia.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
93.3%
Ardayda Naafada ah
100%
Baahiyaha Badan qaba
91.3%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
95.7%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
83.3%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
62.1%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
59.1%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
60.9%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

336
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
96.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Sharaxaada dharka dugsiga

Ardayda waxay gashataan surwaalada madow ah ama khaki ama dabagaab iyo funaanad polo ah oo leh astaanta Codman.

Qaabka

Waxaa dugsigu balan qaadayaa melayn lasiiyo ardayda dhigta fasalada K1-12.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican