UP Academy Charter School of Dorchester

BPS/Degmada (Jaatarka Horace Mann)K1 - 8aad
35 Westville St, Dorchester
Heerka Dugsiga:
Tier 3

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobol: U Baahan Taageero Diirad Saarid/Bartilmaameedka

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta578 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 10:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:45am-3:00pm
moon icon
Dugsiga Kadib 3:30pm-6:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8810
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee diiwaangalintu waa Maarso 1deeda, 2019
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsigeena ujeedkiisa wuxuu yahay hubinta in ardayda dhammaan ay helaan aqoon, xirfadaha, iyo xoojinta dhaqanka shakhsi ahaaneed ee lagama maarmaan u ah in ay ku guuleystaan jidka loo maro jaamacada iyo in ay gaaraan kartidooda oo buuxda. Barnaamijka dugsigeena ayaa loo qaabiyey dugsiyada ugu sarreeya ee magaalooyinka Maraykanka.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

615
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
103.50
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Quraacda ayaa labaxshaa laga bilaabo 7:15-7:45 a.m. maalin kasta.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Barnaamijyo ayaa looqabtaa fasalada K1-4 (Imajine That) maalin kasta ilaa laga gaaro 6:00 p.m.

Sharaxaada dharka dugsiga

UP Academy Charter wuxuu leeyahay yunifoom laga wada rabo dhammaan ardayda maalmaha dugsiga la dhiganayo iyo kulamada uu dugsiga qabanqaabiyo: Shaati gacmo gaab ah, midabkiisu buluug xigeen yahay oo leh astaanta UAD, surwaalada kaakiga ah, ama goonoyinka, kabo isboortiga cadaan ama madow ah.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee diiwaangalintu waa Maarso 1deeda, 2019
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican