West Zone Early Learning Center

BPS/DegmadaK1 - 1aad
200 Heath Street, Jamaica Plain
Heerka Dugsiga:
N/A

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Heer Gobal: Macluumaad kala dhiman

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta113 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 8:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:30am-4:35pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8275
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Xarunta Barashada Hore ee The West Zone waa dugsiga waxbarashada hore oo aad u fiican tusaalena ah taasoo kor u qaadaysa dhaqamada ku habboon horumarka ku haboon iyo heerka sare ee dhammaan ardayda. Dhammaan fasalada waxaa wax bara barayaal barbaarin hore oo shahaadeysan waxaana ka shaqeeya takhasuslayaal aad u tababaran si ay u helaan kaalmo. Dugsigu waxaa kale oo uu bixiyaa fasallo carruurnimada hore oo isku dhafan looguna talagalay ardada naafada ah.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

111
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
37.20
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Caruurta ku jirto fasalada K0 illaa Fasalka 1, waxay ku bilaabi karaan maalinta saacada 7:20 quraac oo ay xigto howlaha xarunta iyo waqtiga kooxda yar illaa bilowga maalinta dugsiga rasmiga ah taas oo ah 8:30 - 2:30. Adeegaan wuxuu kujiraa barnaamijkeena maalin laha ah mana jirto lacag lagu qaado. 

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Daryeelka agagaarka waxay bixiyaan howlaha kobcinta sida kordhinada maalinta waxbarashada ee ardayda ku jirto fasalada K0 - Fasalka 1 (7:20-8:30 AM iyo 2:30-4:45 PM) oo qaarkood ay ku jiraan; dabaasha, yooga, teeniska, Sayniska, iyo safarada ku socdo maktabadaha deegaanka iyo illaha bulshada.

Sharaxaada dharka dugsiga

Midabada waa buluug xigeenka, Cagaarka Madowga iyo Cadaanka, oo isku dar walba ee qoys doorta. Kabaha furan lama ogolo, kabaha suulasha xiran iyo saandalka faraha kadaboolan iyo suuman ayaa aad loogu talinayaa.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican