Neighborhood House Charter School (Grades K1-7)

Charter (qaniga ah)K1 - 7aad
21 Queen St Dorchester, Dorchester
Horumar la'aan mise Xaddidaad ku Wajahan Yoolasha
Horumar la'aan mise Xaddidaad ku Wajahan Yoolasha
Heerka Gobolka: Horumar xaddidan ama ma jiro xagga bartilmaameedyada

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta474 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 10:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-3:15pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-825-0703
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Neighborhood House Charter School waa dugsi maamul dowli ah leh oo ku yaala Dorchester kaasoo leh taariikh 25 sano ah oo ah in uu si guul ah ardayda ugu rido waddada guusha nolosha. Waxaanu u adeegnaa arday ka timaadda shucuub kala duwan, anagoo leh in ka badan 800 oo arday oo kujirta labada xarumood (Queen Street K1-7 iyo Centre Street 8-12). NHCS waxay bixisaa taageeroyin kala duwan oo dhinacyada dareenka iyo waxbarashada bulshada ah, kuwaas oo ay kamid yihiin barnaamijyo loogu talo galay Ardada barata Luuqadda Ingiriiska, tacliinta adag, barnaamij masrixiyad farshaxan ah iyo hal abuur heer sare ah, waxbarashada jir dhiska iyo ciyaaro kooxeedyada, quraac iyo qado bilaash ah oo loogu tala galay dhammaan ardayda, iyo barnaamij loogu tala galay Koleejka u Diyaarinta Xirfadaha kuwaas oo loogu tala galay dhammaaan ardayda bilaabaysa fasalka 6aad.

Neighborhood House waxa uu adkaynayaa qiimaha dugsiga iyo bulshada, wuxuuna muhiimad siinayaa sahminta goobaha si toos ah. Ardayda dhigata Dugsiga Hoose Dhexe waxay ka qaybqaadanayaan safaro badan oo goobo lagu tagayo, kuwaas oo ay kujiraan safarada habaynkii meel la dago oo lagu tagayo Camp Wing iyo Thompson Island iyo fasalka 7aad oo ah safar maalinkii ah oo ay ku tagayaan Magaalada New York si ay uga Qaybgalaan Tusaalaha Qaramada Midoowday. 

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

415
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
150.80
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Dhammaan ardaydu waxay u qalmaan in ay qaataan quraac bilaash ah kahor xiisadda. Quraacda waxaa la bixiyaa 30 daqiiqo kahor inta aysan xiisadda hore bilaaban.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Barnaamijka kaddib xiisadaha dugsiga ee caadiga ah ee la siiyo ardayda fasalka K1-7 ilaa 6da makhribnimo maalin kasta waxaa kamid ah wakhti loogu tala galay ka shaqaynta layliga iyo wakhti ay ardaydu doortaan oo loogu tala galay horumarinta howlaha. Lacag dhaafid kala duwan oo ku xiran baahida ardayda oo ah inta udhaxaysa $$90 iyo $$225 doolar bil kasta. Ku biirista barnaamijkaanu waa mid bakhtiyaa nasiib ku salaysan.

Sharaxaada dharka dugsiga

Dirays loogu tala galay fasalada 6aad iyo 7aad kaliya. Kabo leh suul iskudhaw ama buud madoow; dabo gaabyo kaaki ah ama buluug ah (lama xiran karo jeenis), shaar buluug qafif ah ama cad oo Oxford ama polo ah; funaanad dhaxameed buluug ah oo adag ama shaar dhaxameed.

Qaabka

Boosaska la damaanad qaadayo ee loogu tala galay fasalka 8aad iyo dugsiga sare ee Neighborhood House Charter High School (Fasalada 8-12).

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican