Nativity Preparatory School

Caqiidada/Dugsiyada Diinta4aad - 8aad
39 Lamartine Street, Jamaica Plain

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta73 Ardayda
apple icon
Saamiga Ardayga/Macalinka N/A
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Gender Male
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:05am-5:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 857-728-0031
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
link icon
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Macluumaadka Kooban ee Dugsiga

Nativity Preparatory School waa dugsi aqoonsi haysta, lacag la'aan ah, ahna dugsi dhexe oo ay dhigtaan wiilasha dhamaan diimaha kaladuwan ee kasoo jeeda qoysaska faqiirka ah ee magaalada Boston. Waxaa dhiga macalimiin leh khibrad iyo mutawiciin go'aan leh kuwaasoo si dhaw ula shaqeeya qoysaska, dugsiga wuxuu ka shaqaynayaa sidii ardaydu guul uga gaari lahaayeen ayna ugu biiri lahaayeen dugsi sare iyo kuleejkaba. Bii'ada dugsiga Nativity oo ah mid aqoon ahaan heerkeedu sareeyo ahna mid si fiican uqalabaysan ayaa gacan ka siinaysa ardayda inay waxbarashada jeclaadaan ayna hamiyaan inay qaadaan masuuliyada hormarka bulshadooda. Sida uu qabo Dhaqanka Jesuit, dugsiga wuxuu hormariyaa kobaca caqliga, ruuxda, bulshada, iyo jirka ee ardayda taasoo kadhigaysa wiilasha magaalada Boston inay noqdaan rag dadka kale anfaca.

Bayaanka Shaqada Dugsiga

Sharaxaada Kooban

  • Barnaamijka maalintii oo dhan
  • Barnaamijka sanadkii oo dhan ah oo leh 4 asbuuc oo lagu baro waxbarashada xiliga kuleelaha

Academic Offerings

  • Labada Xiisadood ee Barashada Akhriska iyo Farshaxanka Luuqada
  • Xisaabka
  • Xisaabta Sayniska
  • Cilmiga Bulshada
  • Siminaar Lagu baranaayo Qorista

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Albaabada waxaa la furaa 7:30; Quraac ayaa lasiiyaa ardayda kahor intaysan dugsiga bilaabin.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Ciyaaraha iyo kulanada waxaa la qabtaa Isniinta ilaa Khamiista laga bilaabo 3:30 ilaa 5:00 PM. Barnaamij casho ah iyo casharo fiidkii ladhigto ayaa la qabtaa laga bilaabo 5:00 ilaa 8:00.

Uniform Description

Ardaydu waa inay xirtaan shaar iyo taay, buumayaal, kabaha labiska, iyo suun.

Dookhyada Taageerada

Macluumaadka dugsiga

Si aad uhesho macluumaad dheeri ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare) .

Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waa iskumid dhamaan dugsiyada kujira ururkaan.

Fadlan, ogsoonoow in macluumaadka hormarka dugsiga ee hoos kuqoran uu kaliya muujinaayo natiijooyinka jiilka xigga ee MCAS ee dugsiyada maray imtixaanada Jiilka Xigga ee MCAS iyo kan dhaxal reebka ee MCAS. Haddii dugsigu laga dhigo fasalka 10aad, waxaan kudhiirigalinaa inay kafiiriyaan natiijooyinkooda legacy MCAS  halkaan.

73
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
Kaladuwanaanta Macalinka
15.00
Xisaabta FTE
Heerka Haynta Macalimiinta
Dugsiga
80%
Degmada
0%
Gobalka
0%

Barnaamijyada kabaxsan Manhajka

Midkale
Maxkamada Tijaabada ah/Dooda, Roobaatyada, Dawlada Ardayda
Ciyaaraha
Ciyaaraha Kubada cagta, Kuwa Wadamada kale, Kubada Kolayga, Baseball-ka, Lacrosse

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican