Mother Caroline Academy

Caqiidada/Dugsiyada Diinta4aad - 8aad
515 Blue Hill Avenue, Dorchester

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta71 Ardayda
apple icon
Saamiga Ardayga/Macalinka N/A
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Gender Female
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:50am-4:45pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-427-1177
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
link icon
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Macluumaadka Kooban ee Dugsiga

Asagoo kuyaala Xaafada Grove Hall ee deegaanka Dorchester, dugsiga Mother Caroline Academy (MCA) waa mid gaar loo leeyahay, oo lacag la'aan ah kaasoo ay dhigtaan gabdhaha fasalada 4-8 ee kasoo jeeda qoysaska faqiirka ah. Dhisida jidkii lagu gaari lahaa dugsiga sare waxay ubaahantahay heerar sare iyo fahan qoto dheer oo laga haysto arday kasta hibadiisa iyo caqabadaha haysta. Maadaama aan nahay dugsi aqoonsi ka haysta Ururka Madaxa banaan ee Dugsiyada New England (AISNE), waxaan ardayda kuhayna heerar sare oo waxbarasho ee maadooyinka Xisaabta, Sayniska, Ingiriisiga, Taariikhda, Cilmiga Bulshada iyo Farshaxanka. Anagoo u adeegayna gabdhaha dhamaan diimaha, isirada iyo dhaqanada kaladuwan ee ka kala yimid xaafadaha Boston, yoolka dugsiga waa in la bixiyo waxbarasho tayo sare leh taasoo hormarinaysa hibada mid kasta oo kamid ah ardayda una diyaarinaysa waxbarashada dugsiyada sare ee tartanka loogu jiro iyo kuleejka.

Bayaanka Shaqada Dugsiga

Asagoo la aasaasay sanadki 1993, Mother Caroline Academy waa dugsi lacag la'aan ah, madax banaan, oo loogu talagalay gabdhaha dhigta Fasalada 4-8, kasoo u adeegga qoysaska danyarta ah ee reer Boston. Yoolkeena waa in la bixiyo waxbarasho tayo sare leh taasoo hormarinaysa hibada mid kasta oo kamid ah ardayda una diyaarinaysa waxbarashada dugsiyada sare ee tartanka loogu jiro iyo kuleejkaba.

Sharaxaada Kooban

Waxaan utaagananahay inaan lahaano deegaan amaan ah halkaasoo gabar kasta ay ku hormarin karto diihaalka nafteeda, kalsoonida nafteeda ayna awood uyeelato inay udoodo dadka kale ayna samayso go'aano caafimaad qaba oo la xiriira masiirka nolosheeda. Waxaan iskaashi la leenahay waalidiinta iyo dadka waawayn ee daryeelka siiya caruurta si aan ardayda uga caawino inay hormariyaan mooraal sare iyo dareenka baahiyahooda shaqsiga ah si ay uga faa'iidaystaan fursadaha iyo caqabadaha nolosha.

Academic Offerings

Waxaan ka faa'iidaysanaa waxbarashada ku salaysan mashruuca si aan ardayda ugu dardargalino mawduuca waxbarashada iyo hormarinta iskaashiga, fakarka waxgalka ah, xiriirka iyo xalinta caqabadaha. Marka aan fasalka lagu jirin, waxaan siinaa ardayda khibrado ay ku dhisaan aqoon iyo xirfado ee muhiimka u ah nolosha inta lagu jiro barnaamijyada dugsiga ee maalintii oo dhan ayna kujiraan ciyaaraha, farshaxanka, STEM, kooxaha ardayda, safarada gudaha dugsiga iyo barashada adeegyada.

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Students can arrive as early as 7:15 AM. Homeroom with breakfast begins at 7:50 AM. Chapel begins at 8:20 AM.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Waxaa jira barnaamijyo aad ubadan oo nashaadaadka ardaydu samayso galabkii ah. Nashaadaadka ardaydu waxay bilowdaan 3:30 PM waxayna dhamaadaan 4:45 PM. Dhamaan ardayda waxaa laga doonaya inay ka qaybgalaan nashaadaadka galabtii.

Uniform Description

Fasalada 4 iyo 5 waxaa laga rabaa inay xirtaan goonooyin buluug ah oo tolan iyo shaatiyaal jilicsan oo MCA ah. Fasalada 6-8 waxay xiran karaan goonooyin ama surweelada bulji ah midkood.

Dookhyada Taageerada

Macluumaadka dugsiga

Si aad uhesho macluumaad dheeri ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare) .

Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waa iskumid dhamaan dugsiyada kujira ururkaan.

Fadlan, ogsoonoow in macluumaadka hormarka dugsiga ee hoos kuqoran uu kaliya muujinaayo natiijooyinka jiilka xigga ee MCAS ee dugsiyada maray imtixaanada Jiilka Xigga ee MCAS iyo kan dhaxal reebka ee MCAS. Haddii dugsigu laga dhigo fasalka 10aad, waxaan kudhiirigalinaa inay kafiiriyaan natiijooyinkooda legacy MCAS  halkaan.

71
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
Kaladuwanaanta Macalinka
7.00
Xisaabta FTE

Barnaamijyada kabaxsan Manhajka

Midkale
Waxaan utaagananahay inaan lahaano deegaan amaan ah halkaasoo gabar kasta ay ku hormarin karto diihaalka nafteeda, kalsoonida nafteeda ayna awood uyeelato inay udoodo dadka kale ayna samayso go'aano caafimaad qaba oo la xiriira masiirka nolosheeda.

Waxaan iskaashi la leenahay waalidiinta iyo dadka waawayn ee daryeelka siiya caruurta si aan ardayda uga caawino inay hormariyaan mooraal sare iyo dareenka baahiyahooda shaqsiga ah si ay uga faa'iidaystaan fursadaha iyo caqabadaha nolosha.

Ciyaaraha
Soosarka, Kubada Kolleyga

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican