Mather Elementary School

BPS/DegmadaK1-5th - Dayrta 2024, jaamacaddan waxay u adeegi doontaa fasalada K-6.
24 Parish Street, Dorchester
Heerka Dugsiga:
Tier 1

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta454 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 11:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 9:30am-4:10pm
clock icon
Dugsiga Kahor 7:30am-9:00am
moon icon
Dugsiga Kadib 3:30pm-5:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8757
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Yoolkeena waa, "Waxbarista iyo xoojinta aqoonta dhamaan caruurta si ay guul uga gaaraan aqoontooda iyo axwaashooda dhanka bulshada ayadoo lasiinaayo khibrado kobcinaaya." Dhamaan ardaydu waxay akhriyaan Heesta Balanqaadka ee dugsiga Matter subax kasta, ayagoo mararka qaar u akhriya afka Vietnameseka, Cape Verdean, ama Isbaanish su loogu dabaal dago dhaqanada ardayda dugsigeena.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

485
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
70.90
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Barnaamijka dugsiga kadib ayaa laqabtaa 7:30-9:00 maalin kasta waxaana lagu qaadaa qarash dhan 35 doolar asbuuciiba. Lacag dhaaf ayaa loo sameeyaa qoysaska aan bixin karin lacagta iskuulka oo dhan, foojaraddana waa la aqbalayaa. Adeegyada waxaa kujira taageerada dhanka layliga guriga, farshaxanada iyo waxbarashada jimicsiga. Waxaa intaas sidheer, waxaa jira barnaamij jir dhis ah oo bilaash ah (BOKS) oo lasiinaayo ardayda dhigata fasalada 1-5 maalmaha Isniinta, Arbacada iyo Khamiista laga bilaabo 8:00 - 9:00. 

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Waxaa jiro fursado dugsiga kadib ah oo iskugu jira kuwo lacag ah iyo kuwo bilaash ah oo loodhigo ardayda Mather. Waxaa jiro barnaamij dugsiga kadib ah oo joogto ah qiimahiisuna yahay $40 asbuuciiba, kasoo socda saacadaha laga bilaabo 3:30 - 5:30. Ardayda waxaa lasiiyaa taageerada layli gurigga iyo fursadaha kobcinta sida ciyaarta hip-hop-ka iyo farshaxanada dagaalka. Dugsiga Mather wuxuu saldhig uyahay iskaashatada sida barnaamijka casharada gaarka ah ee Winsor, Iskaashatada Far barashada ee Brookline, Cub Scouts and Music Ensemble iiyo America Scores (ciyaaraha iyo far barashada), akuwaasoo loosameeyo ardayda fasalada 3-5. Waxaan leenahay iskaashiyo si aan ubixino barnaamijyada dugsiga kadib oo kabaxsan xarunta dugsiga anagoo adeegsanayna Viet Aid, BRYE iyo Kooxda Teeniska ee Sportsmens.

Sharaxaada dharka dugsiga

Surwaalada buluuga ama kaakiga ah, shaar jilicsan oo aan baleen ah, shaarka baleeyn ah ee Oxford, Funaadad dhaxameed, iyo astaanta Mather (ayna kujiraan funaada gym-ka ee Mather iyo Funaadad dhaxameeda) ama dharka leh astaanta kuleejka. Jeenisyada iyo funaanadaha xaragada lama ogola.

Qaabka

Damaanad qaad ku aadan in laga qoro ardayda fasalka 6 ee dugsiga Irving Middle School.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican