Josiah Quincy Elementary School (K0-5 Campus)

BPS/DegmadaK0 - 5aad
Heerka Dugsiga:
Tier 1

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Dugsiyada Buuxiyay ama Dhaafay Yoolalkii laga rabay
Dugsiyada Buuxiyay ama Dhaafay Yoolalkii laga rabay
Heer Gobolka: Dugsiyada Buuxiyay Yoolalkii laga rabay

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta733 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 11:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 9:30am-4:10pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8497
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka
Calaamada goobta
Xarumaha Badan Arag Goobaha

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsiga Hoose ee Josiah Quincy (JQES) waxaa la aasaasay 1847 wuxuuna si joogto ah kaalimaha hore uga jiraa dugsiyada ugu sareeya ee dadweynaha ee Massachusetts. JQES waxay soo jiidataa tamarta xaafadaha ku xeeran iyo kala duwanaanshaha ardaydeeda si ay u abuuraan xarun firfircoon oo wax-barashada. JQES waa musharax u taagan Barnaamijka Caalamiga ah ee Sanadaha Hoose ee Baccalaureate. Waxay bixisaa barnaamij waxbarasho oo adag oo sidoo kale bixiya daaqad dunida soo gasho. Waxaan aaminsannahay in sida ugu wanaagsan ee ilmaha wax lagu bari karo ay tahay in ay ku mashquulaan jaceylkooda waxbarashada ayagoo ka dhiganaya dad lammaane ah waxbarashadooda. JQES bixisaa barnaamij waxbarasho oo adag oo siinaya ardaydeena habka ay u buuxiyaan heerarka sare oo ay ugu fiicantahay in ay awoodooda. Waxaynu kobcinnaa caadooyinka codka iyo jidh caafimaad leh waxaana ku baraarujinaa wanaag sida hufanaanta, ixtiraamka, iyo is-anshax-dhaqameedka. Waxaan bixina jawi barbaarin oo lagu lamaaniyay qaabab waxbarasho oo wax-ku-ool ah oo horumarinaya waxbarashada madax-banaan.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

kororka waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

kororka waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada

kororka waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
91.5%
Ardayda Naafada ah
66.7%
Baahiyaha Badan qaba
90%
EL
66.7%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
92.3%
Ashiyaan
96.7%
Hispanic/Latino
78.6%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

738
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
118.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Hawlaha bilaashka ah oo uumaalgaliyo macalinka waxbarashada jirdhiska saddexda subax toddobaadkiiba; Kalabka Socdaalka Xaafada, Jirdhiska BOKS.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Dumarka xooggan, Kooxda gabdhaha xoogan, isboortiga, farshaxanka iyo farshaxanka, Legos, codhka, kooxda, heesayaasha. 

Qaabka

Boos ayaa loo damaanad qaadayaa ardayda fasalka 6 inay ka helaan Dugsiga Dhexe ee Quincy.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican