Horace Mann School for the Deaf and Hard of Hearing

BPS/Degmada6aad - 12aad
40 Armington Street, Allston/Brighton
Heerka Dugsiga:
N/A

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta73 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 2:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-3:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8534
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Dugsigaan laguma dooran karo hanaanka isqorsita caadiga ah. Ardayda waa in lagusoo gudbiyaa kulanka Qiimaynta Kooxda Waxbarashada Gaarka ah.
Dhagsii batoonka Register Now si aad ubiloowdo shaqada iskaqorista dugsiga, adoo booqanaaya Xarunta Soodhawayn.
Kawac dugsiga nambarka 617-635-8534 si aad uhesho macluumaad dheeri ah oo kusaabsan hanaanka arday qorista ee dugsiga, aadna uqabsato jadwalka xiliga aad booqanayso dugsiga.
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Asagoo ah dugsiga dawladu leedahay ee ugu wayn Maraykanka looguna talagalay dhagoolayaasha, dugsiga Horace Mann waa mid qaas ah asagoo u adeegga ardayda, da'aha 3-22,kaasoo siiya barnaamijyo dugsi oo balaaran laguna haqab tiraayo dib uhabaynta waxbarashada. Dugsiga Horace Mann waa dugsi horyaal u ah dhinacyada waxbarashada dhagoolayaasha waana dugsi firfircoon oo leh hanaanka casharada ee ugu casrisan, asagoo fursado siiya ardayda intay maalintii dugsiga dhiganayaan asagoo siiya Barnaaijyo Waxbarasho Xirfad leh eed hamaan kuliyadaha. Qiimaynta shaqsiga ah ayaa lagu sameeyaa ardayda si looxaqiijiyo kobaca iyo guusha ardayga ee joogtada ah, iyo sidoo kale, heerkooda helitaanka cilmiga.

Dayrta 2024, dugsigani waxa uu u guuri doonaa 28 Walker St ee Charlestown.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
66.7%
Ardayda Naafada ah
66.7%
Baahiyaha Badan qaba
66.7%
EL
66.7%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
-%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

70
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
83.50
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Qaabka

Meelayn ayaa loobalan qaadayaa ardayda loogu samaynaayo dugsiga barbaarinta ilaa barnaamijka dugsiga sare ee ardayda naafada ka ah maqalka.

Diiwaangalinta

Dugsigaan laguma dooran karo hanaanka isqorsita caadiga ah. Ardayda waa in lagusoo gudbiyaa kulanka Qiimaynta Kooxda Waxbarashada Gaarka ah.
Dhagsii batoonka Register Now si aad ubiloowdo shaqada iskaqorista dugsiga, adoo booqanaaya Xarunta Soodhawayn.
Kawac dugsiga nambarka 617-635-8534 si aad uhesho macluumaad dheeri ah oo kusaabsan hanaanka arday qorista ee dugsiga, aadna uqabsato jadwalka xiliga aad booqanayso dugsiga.
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican