Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Manhajkeena waxaa loogu talagalay in lagu dhiso xirfadaha ardayda iyo aqoontooda ayadoo labaraayo kahortaga caqabadaha iyo inay mashaariicda usameeyaan isla qaabka dadka waawayn ee guusha gaaray - saynisyahanada, dadka ganacsatada ah, shaqaalaha arimaha bulshada, iwm - ay umaareeyaan. Si aan uxaqiijino inaan ardayda udiyaarinayno imtaxaanka heerka sare ah iyo diiwanagalinta kuleejka, waxaan manhajkeena kudhisnay Hanaanka Guud iyo Heerarka udagsan ururada qaranka ee xisaabta iyo sayniska.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas.
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Imisa arday ayaa qalin jabisay?
Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Dookhyada Taageerada
-
Naafooyinka Waxbarashada
Qiimaynta Habdhaqanka
-
Xaruunta lagu Barto Ingiriiska - Isbaanisha Fasalada 9, 10, 11, 12
-
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya
Lataliyaha Talobixinta
Shaqaalaha Arimaha Bulshada