Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Everett wuxuu utaaganyahay inuu ka haqabtiro ardayda baahiyaha dhanka waxbarashada iyo sido kale aasaasiyaad dhanka bulshada, dareenka, iyo baahiyaha dhanka caafimaad ka jirka ee ardayda. Ardaydu waxay ka qayb qaataan iskuxirka, kaaso wax lagu baro farshaxanka, ugu yaraan hal mar asbuucii. Casharada muusiga iyo waxbarashada jirka halmar asbuuciiba.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Waxaan iskaashi laleenahay barnaamijka YMCAS oo dugsiga kadhex shaqeeya ahna barnaamij lacag aan la iskaga qaadin
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
YMCAS wuxuu bixiyaa barnaamij dugsiga kadib ah, oo lacag ah oo socda ilaa iyo 6:00 p.m. Ardayda waxaa la siiyaa caawimaad dhanka layliga guriga ah. Dugsiga wuxuu sidoo kale bixiya casharo Naadiga Deegaanka.
Sharaxaada dharka dugsiga
Surweelada buluug ah, goonooyin, saako, ama buumayaal- shaar kuleeti leh oo cad, buluug ah, ama buluug hudhush ah- buumayaal kaaki ah (fasalada 4-5 kaliya) - lama xiran karo jeenis, surwaalada dhajiska ah, iyo funaaadaha lama gashan karo.
Dookhyada Taageerada
-
Waxbarashada Caruurta Yaryar oo iskudhafan
Iskudhafka Heerka sare ee Baahida
-
Iskuduwaha Qoyska
Kalkaaliso saacado kooban Shaqaysa
Shaqaalaha Arimaha Bulshada