Curley K-8 School

BPS/DegmadaK0 - 8aad
Heerka Dugsiga:
Tier 2

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobol: U Baahan Taageero Diirad Saarid/Bartilmaameedka

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta912 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 10:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:30am-3:10pm
clock icon
Dugsiga Kahor 7:00am-8:15am
moon icon
Dugsiga Kadib 3:10pm-6:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8239
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka
Calaamada goobta
Xarumaha Badan Arag Goobaha

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

This is a multi-campus school. To see a map of both campuses, click here.

Dugsigeena iskudhafka ah wuxuu diirada saaraa dhisid dhaqan daryeel leh. Waxaan leenahay saddex filashooyin caadi ah oo dhammaan shaqaalaha iyo ardayda wax ka bartaan oo ku noolaadaan, Waxaan Daryeelnaa Nafsadaheena, Waan Is-daryeelnaa, Waan Daryeelnaa Dugsigeena.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

kororka waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

kororka waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

931
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
179.80
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Barnaamijka Dugsiga Ka hor ee Curley wuxuu dhaca maalin walba laga bilaawa 7:00am -8:15am. Waxaan hadeer u adeegeynaa ardayda ku jirto Fasalada K1-Fasalka 8. Kharashku wuxuu ku socdaa miisaaniyad hoos u dhacaysa. Fadlan si toos ah ula xiriir dugsiga oo qarashaadka iyo sharaxaadyo badan. 

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Barnaamijka Dugsiga Kadib ee Curley waa adeeg cusub oo buuxo kadib barnaamijka dugsiga ee hadeer u adeegaayo baahiyada qiyaastii 60 arday. Barnaamijkeena wuxuu socdaa laga bilaawa 3:10 pm – 6:00 Isniinta ilaa Jimcaha inta lagu jiro sanadka dugsiga caadiga ah. Dugsigeena waxaa ku jiro afar 45 daqiiqo qaybo maalintii oo fasal walba ah. Waxaan ku bixinaa taageerada waxbarashada dhinaca caawinta shaqada guriga iyo meerinta hal ku hal, sidoo kale sida qayb hawlaha kobcinta. Waxaan hadeer u adeegeynaa ardayda ku jirto Fasalada K1-Fasalka 8. Kharashku wuxuu ku socdaa miisaaniyad hoos u dhacaysa. Fadlan si toos ah ula xiriir dugsiga oo qarashaadka iyo sharaxaadyo badan. Tenacity ayaa barnaamijka dugsiga kadib oo lacag la'aan ah siisa ardayda ku jirto fasalada 6-8 ee diirada saaro xirfadaha farbarashada iyo barashada lagu ciyaarayo teeniska. www.tenacity.org

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican