Brooke Roslindale Charter School

Charter (qaniga ah)K2 - 8aad
190 Cummins Highway, Roslindale
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta1697 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 13:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:45am-4:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-325-7977
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Xaruntii hore ee dugsiga Brooke waxaa uu ku yaalay Roslindale waxaana la aasaasay 2002 waxaana si tartiib ah usoo korey mid ka mid ah dugsiyada sida ugu sareeya magaalada iyo gobolka loogu guulaysto. Dugsiga Brooke, ardayda waxay kusii si qayaan guusha waxayna kasii hormarayaan himilooyinka natiijooyinkii ardaydii Massachusette oo lahaa buundada ugu saraysa gobalka. Sida kucad imtixaanadii 2016 PARCC: Brooke Roslindale wuxuu kujiray #3 dugsi ee ugu horeeya dugsiyada K-8 ee kuyaala gobalka Massachusetts labadaba maadooyinka Xisaabta iyo #6 ELA marka laga fiirsho boqolkiiba arday kuguulaysatay aqoonta Sare ama Rasmiga ah ee imtixaanada 201516 PARCC marka la iskudaro dhamaan degmooyinka dugsiga dawladu kuyaalaan, ardayda fasalka 7aad ee dugsiga Brooke Roslindale waxay ahaayeen ardayda fasalka 7aad ee ugu buundada sareeyay imtixaanka Sare iyo kan Aqoonta ee 2015-16 PARCC maadada ELA. Tobban 10ka mid ah labba iyo tobban imtixaanada fasalka Brooke Rosalindale wuxuu gobolka ka galay 10ka ugu sareeya haddii loo fiiriyo boqolkiiba ardayda ku guulaystay Xisaabta iyo ELA PARCC Heerka Sare ama Heerka Khabiirnimada 2015-16.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

kororka waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

kororka waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxa ku jira buundooyinka dhammaan fasallada la imtixaamay ee saddexda dugsi ee shabakadaan charter ka ah ee K2-8

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

1701
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
314.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Biloowga Hore, 7:15 iaa 7:45

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Kaalmada cashadarada guriga lagu sameeyo iyo hawlaha manhajka ka baxsan waxay gaaraan ilaa 5 PM ama 6 PM

Qaabka

Boosaska laga damaanad qaadayoBrooke Eighth Grade Academy.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican