Brooke High School

Charter (qaniga ah)9aad - 12aad
200 American Legion Highway, Dorchester
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta511 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 13:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:40am-3:54pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-874-5515
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsiga sare ee Brooke waxaa la furay Agoosto 2016 waxaan hadafkiisa yahay inuu noqdo #1, waxaana albaabda u furtay diiwaangelinta dugsiga sare ee Massachusetts. Iyadoo loo maraayo manhajka adag ee isku diyaarinta kuleejka, bixinta koorsooyin xoogan ee meelaynta sare (AP), la kaalmada talinta dhammaystirian ee loogu talagalay ardayda iyo qoysaska, Dugsiga Sare ee Brooke waxaa u xaqiijinayaa in arday kasta uu u diyaariyo inuu kuleejka iyo wixii ka dambeeya ku guuleysto. Iyadoo lasii wadaayo waxbarista wanaagsan – tasoo damaanad qaadayso in arday kasta la tijaabiyo kadibna ogaado macalinkiisa/keeda–Dugsiga Brooke waxaa uu ardayda siinayaa waxbarashada wanaagsan dugsi sare ah.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

kororka waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

kororka waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
92.8%
Ardayda Naafada ah
72.7%
Baahiyaha Badan qaba
91.4%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
95.2%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
95.5%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
76.1%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
71.7%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
78%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
73.9%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

522
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
314.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Xarunta casharada guriga  lagu sameeyo iyo manhajyada dheeraadka ah waxay dhamaanayaan inta u dhexeeya 5 iyo 6

Qaabka

Boosas ayaa loo damaanad qaadayaa ardayda ka socota Brooke Eighth Grade Academy.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican