Boston Green Academy Horace Mann Charter School

BPS/Degmada (Jaatarka Horace Mann)6aad - 12aad
20 Warren St., Allston/Brighton
Heerka Dugsiga:
Tier 2

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Sabab ka xariirta caqabadaha ka yimid masiibada ee saameeyay xog ururinta 2020 iyo 2021,
qaybtaan waxa uu ka tarjumayaa xogta/qiimaynta tayada dugsiga ee xiliga Dayrta 2019.

Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobal: Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta486 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 9:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-3:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-9860
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Diiwanagalinta dugsiga waxaa lagu baxshaa hanaan codsi qaas ah. Dhagsii Apply Online si aad ugasho qaybta codsiyada.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee Codsiga ladiraayo
Feebaraayo 18, 2022
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Asagoo la aasaasay sanadki 2011, Boston Green Academy wuxuu utaaganyahay inuu ardayda siiyo manhaj casri ah, oo kuhaboon, khibrado dhanka hogaaminta ah, iyo udiyaar garoowga kuleejka iyo xirfada. Waxaan ardayda udiyaarinaa inay ubabac dhigaan caqabadaha dhanka bii'ada, bulshada, iyo dhaqaalaha ayadoo lasiinaayo casharo gacan siin ah, waxbrasho kudhisan kobcinta ardayga. Waxaan soodhawaynaa dhamaan ardayda awoodaha kaladuwan leh – 31% kamid ah ardaydeena ayaa qaba baahiyaha gaarka ah halka 16% kamid ah ardayda ay yihiin kuwo barta luuqada Ingiriiska.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas. 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Dugsigaanu wuxuu haystaa natiijooyinka MCAS oo loogu talagalay ardayda dhigata fasalada 3-8 iyo 10 Si looga dhigo mid fudud isbarbardhigga xogta gobolka iyo tan degmada, jaantusku wuxuu muujinayaa kaliya natiijooyinka fasaladooda 3-8.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
80.5%
Ardayda Naafada ah
75%
Baahiyaha Badan qaba
80.9%
EL
85%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
78.8%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
77.8%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
100%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
76%
Ardayda Naafada ah
80%
Baahiyaha Badan qaba
76.2%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
66.7%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
88.2%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

486
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
71.70
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Diiwanagalinta dugsiga waxaa lagu baxshaa hanaan codsi qaas ah. Dhagsii Apply Online si aad ugasho qaybta codsiyada.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee Codsiga ladiraayo
Feebaraayo 18, 2022
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican