Brooke Mattapan Charter School

Charter (qaniga ah)K2 - 8aad
150 American Legion Highway, Mattapan
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta1697 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 13:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:45am-4:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-268-1006
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Sannadka la aasaasay - 2011. Aragtideena fog ee dugsigan isla aragtidii oo ay noo horseeday natiijooyinkaan wanaagsan ee Dugsiga asalka ah ee Brooke. Aragtideena keliya kuma dhisna waxaa aaminsanahay, lakiin waxay sidoo kale ku dhisan tahay waxa cilmi baarista ay xaqiijiyeen. Cilmi barista waxay noo sheegaysaa in qiyaasta guusha ardayga ugu horeeya aysan ahayn midab. Ma ahan heerka dhaqaalaha bulshada. Taagsiga koowaad waa inaan kaalmeynaa dadka dhaqaalahooda hooseeya, ardayda kale ee cadaan aah ahayn waxay ku guulaysataan kuleejka waana isla midkaas midka caawinaayo ardayda kale oo dhan in ay guulaystaan, ayagoo aan loo fiirinaynin meesh aya kasoo jeedaan: waxbarashada tayada leh ayaa daawada ugu weyn ah. Sida kucad imtaxaanadii 2016 PARCC: Brooke Mattapan wuxuu kujiray 10 dugsi ee ugu horeeya dugsiyada K-8 ee kuyala gobalka Massachusetts labadaba maadooyinka Xisaabta iyo ELA marka laga fiirsho boqolkiiba arday kuguulaysatay aqoonta Sare ama Rasmiga ah ee imtaxaanada 2015-16 PARCC sideed kamid ah labo iyo tobanka heerarka fasalada imtaxaanka laga qaaday ee lagusoo bandhigay cabirka 10 ugu saraysa gobalka marka laga fiirsho boqolkiiba ardayda kuguulaysta aqoonta Sare ama Mida Rasmiga ah ee Imtaxaanada Xisaabta iyo ELA ee 2015-16 PARCC. 87% ardayda fasalka siddeedaad ee Brook Matapan waxay xisaabta iyo ELA PARCC-da keeneen Heer Sare ama Heer Khabiirnimada 2015-16 PARCC.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

kororka waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

kororka waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxa ku jira buundooyinka dhammaan fasallada la imtixaamay ee saddexda dugsi ee shabakadaan charter ka ah ee K2-8

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

1697
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
314.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Biloowga Hore, 7:15 iaa 7:45

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Kaalmada cashadarada guriga lagu sameeyo iyo hawlaha manhajka ka baxsan waxay gaaraan ilaa 5 PM ama 6 PM

Qaabka

Boosaska laga damaanad qaadayoBrooke Eighth Grade Academy.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican