Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Dugsi Katoolik madaxbanaan oo loogu tala galay dumarka da'da yar ee fasalada 7-12, Ursuline Academy wuxuu kobciyaa ixtiraamka, naxariista, aqoon kororsiga, iyo u heelanaanta u adeegida. Ayagoo ku dayanaaya dhaxalka uu ka tagay Saint Angela Merici, ardaydeena waxay ku koraan inay noqdaan haween sharaf leh kuwaasoo u adeeggo bulshooyinkooda ujeedo ahaa iyo jiritaan ahaan.
Waxaan ku nool nahay caqiido, geesinimo, iyo farxad.
Lacagta waxbarashada iyo Kaalmada dhanka Dhaqaalaha ah
Ursuline Academy wuxuu qaadaa lacag ku baxaysa waxbarashada wuxuuna bixiyaa kaalmo dhaqaale. Macluumaad dheeraad ah ka akhri halkaan.
Macluumaad dheeraad ah
Sharaxaada dharka dugsiga
Goono plaid ah, shaatiga kuleeti leh, sharaabaadyo, jaakadaha daabuurka oo marar la xidho, dookhyada gacmo dheerayaasha