St. John Elementary School

Caqiidada/Dugsiyada DiintaK0 - 8aad
9 Moon Street, Central

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta290 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 12:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:55am-2:30pm
clock icon
Dugsiga Kahor 7:30am-7:55am
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-227-3143
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

St. John School rests in North Square, located on the Freedom Trail in Boston's historic North End. Since 1873, it has touched the lives of generations of children in the heart of a dynamic city.

Reaching beyond the border of a storied neighborhood, St. John School serves students from all backgrounds and from all parts of Boston and beyond. The school cherishes the diversity of its student body and takes full advantage of the cultural and educational resources of an urban setting.
 

Lacagta waxbarashada iyo Kaalmada dhanka Dhaqaalaha ah

Dugsiga Hoose ee St. John wuxuu qaadayaa lacago ku baxaya waxbarashada wuxuuna bixiyaa kaalmo dhaqaale. Macluumaad dheeraad ah ka akhri halkaan.

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Ardaydu waxay dugsiga imaan karaan lana kormeerayaa marka lagaaro 7:30 subaxnimo. lacag la'aan.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Daryeelka dugsiga kadib waxaa loo heli karaa fasalada K0-6. 

Nashaadaadka waxaa kujira: Naadiga Ted ed, Fasalada luuqadaha Shineeska iyo Talyaaniga, Barashada Samaynta Qoraal-sireedka, Scratch, Scratch Jr. ee Casharada Muusiga, Farsamada, Kooxda gabdhaha ee calanka saara, riwaayad, qoob kaciyaar

Sharaxaada dharka dugsiga

Waxaan yunifoomka kasoo gadanaa xarumaha Collegiate House iyo Lands End

Dookhyada Taageerada

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican