Orchard Gardens K-8 School

BPS/DegmadaK0 - 8aad
906 Albany Street, Roxbury
Heerka Dugsiga:
Tier 3

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobal: Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta733 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 13:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:25am-2:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-1660
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka
link icon
Kormeerka Oonleenka ah N/A

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, 6aad, 7aad iyo 9aad
Janaayo 28, 2022
Xiliga Diiwaangalinta Muhiimka ah ee fasalka K2 iyo fasalada kale
Abriil 1, 2022
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Orchard Gardens K-8 Pilot School wuxuu ardayda oo dhan u ballan qaadayaa waayo-aragnimo waxbarasho oo xoogan,oo lagu bixiyo jawi qiimeeya oo u dabaal-dagaya xiriirka adag ee ardayda, shaqaalaha, qoysaska, iyo bulshada. Dhammaan ardayda waxay ogaan doonaan awoodda ay u leeyihiin in ay meel gaari karaan, loona fidiyo koobcin oo kala badan si ay si buuxda ugu diyaargaroobaan guusha kuleejka iyo xirfadda.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas. 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

733
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
120.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Tiro badan oo barnaamijyada dugsiga kadib ah, sida Naadiga Wiilasha iyo Gabdhaha/City Year, Citizen Schools (qasab ku ah fasalada 6-8); America SCORES soccer iyo barnaamijka wax qorista, ciyaaro iyo naadiyaal (uqalmidu waxay kuxirantahay sooxaadirista ardayga ee dugsiga iyo buundada uu keeno).

Uniform Description

Surwaalada buluuga ah ama goono oo wadato shaati kuleeti jaale leh (K-5). Surwaal Kaakiga ama goono cad, buluug ama jaalle ah oo kuleeti leh (6-8). funaanad buluug xigeen, funaanad dhajiska, ama funaanad gabdheed koofiyad leh oo Buluug ah/goono oo wadato shaati kuleetigiisa jaalle ah (K-5) surwaal Kaakiga/goono cadaan ah, jaalle ah, jaalle ama buluug ah.

Fasalada Casharada Sare Ayaa ladhigaa

Waxbarasho tayo leh oo la baraayo Dhammaan ardayda (EFA) fasalada 4-6

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, 6aad, 7aad iyo 9aad
Janaayo 28, 2022
Xiliga Diiwaangalinta Muhiimka ah ee fasalka K2 iyo fasalada kale
Abriil 1, 2022
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican