Lilla G. Frederick Pilot Middle School

BPS/Degmada6aad - 8aad
270 Columbia Road, Roxbury
Heerka Dugsiga:
Tier 4

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Sabab ka xariirta caqabadaha ka yimid masiibada ee saameeyay xog ururinta 2020 iyo 2021,
qaybtaan waxa uu ka tarjumayaa xogta/qiimaynta tayada dugsiga ee xiliga Dayrta 2019.

Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobal: Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta340 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 9:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 9:30am-3:40pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-1650
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, 6aad, 7aad iyo 9aad
Janaayo 28, 2022
Xiliga Diiwaangalinta Muhiimka ah ee fasalka K2 iyo fasalada kale
Abriil 1, 2022
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Waxaan ardayda siina khibrad waxbarasho oo adag oo ku saabsan daryeesha deegaanka. Dhamaan ardayda ayaa barta casharada Banii'aadamnimada, Xisaabta iyo Sayniska. Barnaamijkeena ESL ee xoogan ayaa siiya ardayda iyo qoysaska taageerada ay ugu baahanyihiin kaguul gaarista Barashada Ingiriiska.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas. 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

340
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
81.30
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Casharo gaar ah, isboortiga badan, naadiyayaasha, iyo hawlo ay ku jiraan fanka, riwaayadaha, qalabka muusikada, sayniska, xisaabta, iyo warbaahinta. Kulanada casharada iyo nashaadaadka gaarka ee Sabtida ladhigo oo lacag la'aan ah.

Uniform Description

Frederick Pilot Middle School wuxuu uga baahan yahay dhammaan ardayda in ay xirtaan yunifoom. Ardaydu waa in ay xirtaan boorso buluug ah oo leh astaanta dugsiga kaas oo laga iibsan karo qiimo hooseeya L&M Bargain.

Fasalada Casharada Sare Ayaa ladhigaa

Waxbarasho tayo leh oo la baraayo Dhammaan ardayda (EFA) fasallada 6

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, 6aad, 7aad iyo 9aad
Janaayo 28, 2022
Xiliga Diiwaangalinta Muhiimka ah ee fasalka K2 iyo fasalada kale
Abriil 1, 2022
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican