Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Yoolkeenu waa inaan ahaano dugsi aqoon ahaan tayo sare leh oo kobcinaaya ilmaha kaasoo ardaydeena kataageeraaya inay noqdaan cilmi bartayaal noloshooda oo dhan. Waxaan rajaynayna in dhammaan ardaydeena in ay wax akhriyaan, qoraan, oo ay noqdaan kuwo ku fiican xisaabta, sameynta farshaxan waxtarka ah, iyo kuwa ka qaybqaata hawlaha. Waxaan aaminsanahay in dhamaan ardaydu noqon karaan muwaadiniin sharaf leh.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Barnaamijka Caruurta da'dugsiyeedka (5 sano - 12 sano) oo hirgelisa Harvard-Kent - Saacadaha: 7:45 AM - 9:10 AM. $25 qarash dhan ayaa laqaadaa toddobaadkii. Barnaamijka waxaa ka mid ah: Barnaamijka "BOKS", tababarka shaqada fudud iyo hawlaha diyaargarowga dugsiga. Waxbarashada gaarka ah ee akhriska; Fasalada K2-5, 8 kulan ayaa laqabtaa todobaadkiiba oo loogu talagalay akhristayaasha wali caqabadaha waajahaaya
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Barnaamijka Xisaabta Fasalada 3-5 ayaa bilaabmaaya Janaayo Kobcinta iyo Taageerada Aqoonta barnaamijka Dugsiga Kadib ee fasalada K1-K2 waxaa laqaadayaa qarash dhan $20 asbuc kasta
Sharaxaada dharka dugsiga
Wiilasha iyo Gabdhaha - Harvard-Kent P.R.I.D.E. Funaanado T-shaar ah iyo shaarar polo ah
Dabo gaabyada (Wiilasha) - Dabo gaabyo buluug madoow xigeen ah ama kaaki ah
Dabo gaabyada (Gabdhaha) - Dabo gaabyo buluug madoow xigeen ah ama kaaki ah, goonooyin, ama saakooyin
Fasalada Casharada Sare Ayaa ladhigaa
Waxbarasho tayo leh oo la baraayo Dhammaan ardayda (EFA) fasalada 4-5
Dookhyada Taageerada
-
Barnaamijka Waxbarashada Dhalaanka oo gaar ah
Iskudhafka Heerka sare ee Baahida
Naafada Dareenka
-
Xaruunta lagu Barto Ingiriiska - Luuqada Chinese ka Fasallada 1, 2, 3, 4, 5
-
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya