Edward M. Kennedy Academy for Health Careers (9-10 campus)

BPS/Degmada (Jaatarka Horace Mann)9aad - 10aad
10 Fenwood Rd, Fenway
Heerka Dugsiga:
Tier 2

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar dhexdhexaad ah oo ku wajahan yoolalasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta196 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 10:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:30am-3:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka (617) 635-8450
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Diiwanagalinta dugsiga waxaa lagu baxshaa hanaan codsi qaas ah. Dhagsii Apply Online si aad ugasho qaybta codsiyada.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee Codsiga ladiraayo
Feebaraayo 8, 2019
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Machadka Kennedy Academy for Health Careers waa Dugsi sare oo Boston kuyaala oo loogu diyaarsho kuleejka ardayda rabta inay bartaan xirfadaha caafimaadka.= iyo shaqooyinka laxariira. Machadku wuxuu baxshaa bii'o waxbarasho oo taageero leh taasoo kor uqaadaysa qadarinta iyo karaamaynta kaladuwanaanta ardayda. Ardayda ayaa baran doona xirfadaha nolosha ee ay ubaahan yihiin si ay unoqdaan xubno waxsoosaar iyo wanaag kudhex leh bulshada.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
100%
Ardayda Naafada ah
100%
Baahiyaha Badan qaba
100%
EL
100%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
100%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
100%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
60%
Ardayda Naafada ah
65%
Baahiyaha Badan qaba
60.5%
EL
57.9%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
63.9%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
56.8%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

364
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
66.50
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Qaabka

Waxaa dugsigu balan qaadayaa melayn lasiiyo ardayda dhigta fasalada 11 oo laga siinaayo machadka EMK Xaruntiisa fasalada 11-12.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Diiwanagalinta dugsiga waxaa lagu baxshaa hanaan codsi qaas ah. Dhagsii Apply Online si aad ugasho qaybta codsiyada.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee Codsiga ladiraayo
Feebaraayo 8, 2019
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican