Dr. William Henderson K-12 Inclusion School (Lower Campus)

BPS/DegmadaK0 - 1aad
Heerka Dugsiga:
Tier 4

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Heer Gobal: Macluumaad kala dhiman

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta218 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 8:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:30am-2:30pm
clock icon
Dugsiga Kahor 1:30am-8:30am
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8725
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka
Calaamada goobta
Xarumaha Badan Arag Goobaha

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Dugsigaani waa mid lagu galo diiwaangalin cidkasta ufuran Dhagsii Batoonka Apply Online si aad uhubiso in diiwaangalin furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

This is a multi-campus school. To view a map of the two campuses, click here

Yoolka dugsiga iskudhafka ah ee Dr. William Henderson in loo shaqeeyo dhamaan ardayda awoodaha kaladuwan leh oo wax lagu baraayo nidaamka iskudhafka ah kaasoo bixiya helitaan micno leh manhaj tayo leh oo si fiican loo qaabeeyay. Hogaamiyaasheena, macalimiinta iyo shaqaalaha taageerada ayaa iskaashada islana xaliya dhibaatooyinka jira si loo xaqiijiyo in dhamaan ardayda ay waxbartaan oo guusha ugu saraysa ugaaraan. Waxaan kusoo darnaa barashada iyo soobandhiga farshaxanada oo aan kusoo darno waxbarashada ardaydeena si markaas dhamaan ardaydu ay wax ubartaan habka ugu wanaagsan.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

wax qabad aan isbadel lahayn
Akhrinta: Degmada

Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada

wax qabad aan isbadel lahayn
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka

wax qabad aan isbadel lahayn
Xisaabta: Degmada

Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada

wax qabad aan isbadel lahayn
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
77.6%
Ardayda Naafada ah
71.4%
Baahiyaha Badan qaba
74.4%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
76.2%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
78.9%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
81.5%
Ardayda Naafada ah
68%
Baahiyaha Badan qaba
80.3%
EL
88.9%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
84.2%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
86.7%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
42.9%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

187
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
50.40
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Barnaamijkeena dugsiga kahor wuxuu bilaabmaa subax kasta sacadu markay tahay 730AM wuxuuna ufuranyahay dhamaan ardayda oo dhan ayagoo iska bixinaaya $2  maalintii. Deeeqo waxbarasho oo kooban ayaa la heli karaa. Ardaydu waxay kala dooran karaa nashaadaadka ay kamid yihiim waxbarashada iyo ciyaaraha. 

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Barnaamijkeena dugsiga kadib wuxuu bilawda marka maalintii dugsiga lagasoo dareero wuxuuna ufuranyahay dhamaan arday awooddaha leh. Barnaamijyada lagu bixiyo way isbadalaan waxaana kamid ah kubadda kolayga, laliska, farshaxanka, muusiga, ciyaar dhaqameedka Afrikaanka, caawimaada layliga guriga, kooxda lego da, tae kwon do, kooxda barashada iPad ka, qoob ka ciyaarka, barashada piano da, kulanada beerta iyo baashaalka Jamcada kuwaasoo ay kujiraan barnaamijyo safaro ah oo lagu aadaayo meelaha sida Waraha biyaha iyo Madxafka Sayniska ee wadanka Ingiriiska. Lacagta la qaado asbuucii waa $30 lacagta guriga lagu keenaayo cunugana waa $10.

Sharaxaada dharka dugsiga

Shaar kaaki ah oo buluug, cadaan ah, saako, surweelada ama buumayaal. Maalmaha Jimcada dhar caadi ah ayaa la xirtaa.

Qaabka

Guaranteed assignment at William Henderson Upper School (Ilaa fasalka 12aad)

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Dhamaan dugsiyada sare ee Boston Public School (BPS) waxay ufuran yihiin arday kasta oo kunool Boston. Aqbalaada ardayda waxaa lagu go'aanshaa diiwaangalin furan, bakhtiya nasiib, codsi, ama imtaxaan. Dugsigaani waa mid lagu galo diiwaangalin cidkasta ufuran Dhagsii Batoonka Apply Online si aad uhubiso in diiwaangalin furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican