Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Shaqaalaha Ellis waxay abuuraan bii'o ku haboon waxbarashada ardayda qiimayna siisa nolosha cunuga. Ka qaybgalka waalidka ee hawlaha dugsiga waa qayb wayn oo kamid ah dhaqanka dugsigeena. Waxaan ka shaqaynaynaa inaan dhisno iskuxirnaan dhexmarta qoyska iyo dugsiga si aan u adkayno khibrada arday kasta uu ka barto dugsigiisa hoose.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Barnaamijka Dugsiga Kahor ee Hormarinta Tayada Waxbarashada Boston, 7:00- 9:15 a.m, Nashaadaadka Hawlaha Waxbarashada Laxariira, Barnaamijka "Raising Readers", Dhisida Xirfadaha Aqoonta (Xisaabta iyo ELA), khabiir dhanka habdhaqanka shaqaalaha ah, oo shaqeeya Isniinta-Jamcada.
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Barnaamijka Dugsiga Kahor ee Hormarinta Tayada Waxbarashada Boston, 4:10 ilaa 6:00 p.m. ee ardayda fasalada K1-5aad. Layli gurigga/Casharada gaarka ah oo ay baxshaan iskaashatada ardayda kuleejka, nashaadaad kudhisan mashaariic waxbarasho, iyo barashada xirfadaha, adeegyada wraparound.
Sharaxaada dharka dugsiga
Midabyada yunifoomka dugsiga waa buluug cawees ah ama shaarar cadcad/ iyo surweelada hudhush ah, goonooyin, bumayaal ama funaanado dhaxameedka.
Dookhyada Taageerada
-
Naafada Dareenka
-
Xaruunta lagu Barto Ingiriiska - Isbaanisha Fasalada K1, K2, 1, 2, 3, 4
-
Kalkaaliso saacado kooban Shaqaysa