Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Boston Teachers Union School waxay raadinayaan inay wax baraan ardayda heerarka sare oo ay ku caawiyaan inay gaaraan filashadooda waxbarashada oo ay u suurtogasho, daryeelida, muwaadaniinta ka qeyb gasho. Waxaan rabnaa inaan siino ardayda oo dhan waxbarashada farshaxanka adag oo furan oo kala duwan ee ku darista, dimuqraadiyada, kobcinta, iyo jawi badbaado ah ee soo dhoweeyaa qoysaska oo ka faa'ideysta waaya aragnimada macalimiinta heerka sare.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas.
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Waxaan bixinaa 2 qaybood (Dayrta iyo Jiilaalka/Gu'ga) oo barnaamijyada Boks. Qayb kasta waxay socotaa 12 asbuuc ama waa 36 cashar. Barnaamijkaan ayaa socda laga bilaabo 7:15 am ilaa 8:15 am. Waa mid ay lacag la'aan kugalayaan ardayda kaqaybgalaysa.
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Barnaamijkeena Dugsiga Kadib ee Daryeelka Dhallaanka waxaa maamula Hyde Park YMCA oo loogu deeqay caruurta dhigata fasalka K1 ilaa fasalka 6. Waa barnaamijka adeegga lacag lagu bixinaayo oo leh miisaan liqi ah dadka u qalma. Hawlaha kale ee dugsiga kadib waxaa ka mid ah fasalo lagu barto Isbaanishka, farshaxan, qoob kaciyaarka, jimicsiyada,masraxa,soosarka, kubada kolleyga, ultimate frisbee, dood, warbaahinta, nashaadaadka STEM, udiyaar garoowga ESEE, iyo casharo gaar ah. Qarashka barnaamijka ayaa muhiim ah kulanadaan qaarkood.
Dookhyada Taageerada
-
Naafada Dhanka Caqliga oo Yar
Qiimaynta Habdhaqanka
-
Iskuduwaha Qoyska
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya
Shaqaalaha Arimaha Bulshada