Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Boston Day and Evening Academy waxay u adeegta ardayda da' ahaan kawayn dugsiga sare, ee dhibaato ku qabay arrimaha ka qaybgalka, dib loogu celiyay fasalka sideedaad, oo dareemo inaysan helaynin taxadar fasalka ee ay ugu baahanyihiin inay ku guuleystaan, ama ka baxay laakin rabaan inay ku laabtaan dugsiga si loo helo dibloomadooda.
Boston Day and Evening Academy wuxuu udiyaariyaa ardayda dugsiga kadib dhacay waxbarashadooda asagoo udiyaarsha siday uga qalin jabin lahaayeen dugsiga sare, guushooda dugsiga sare kadib iyo inay si macno leh ugu diyaar garoobaan bulshadooda.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Imisa arday ayaa qalin jabisay?
Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Dookhyada Taageerada
-
Dugsigu wuxuu dugsigu u adeegaa dhamaan ardayda lagu qoray nidaamka codsiga qaaska ah.