Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega



Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
BCLA waxay bixisa barnaamijka diyaargarowga kulliyada oo ay la jiraan ogolaanshaha kulliyada sida sharuuda qalinjabinta. Dugsigeena tijaabada wuxuu diirada saara hormarinta hogaamiyayaasha aqoonyahaanka mustaqbalka oo dhinaca waxbarashada adeega bulshada iyo u hogaansanaanta waxbarasho xoogan, bulshada, iyo waaya aragnimada bulshada. Waxaan kula kulana arday walba heerkiisa ama heerkeeda oo u diyaariyaan iyaga inay ku guuleystaan kulliyada. Koorsooyinka waxaa ku jiro fasalada AP, luuqadaha caalamka, iyo farshaxanada. Codadka ardayda qiimo ayay leeyihiin oo waxay ogaysiiyaan dhaqamada dugsigeena iyo xeerarka.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga. Si aad uhesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo webseetka Department of Elementary and Secondary Education (DESE, Waaxda Waxbarashada Hoose iyo mida Sare . Wixii kusaabsan dugsiyada leh xarumaha kaladuwan, macluumaadka hoos kuqoran waxay u taagan tahay dhammaan dugsiyada kujira ururkaan, mana ahan kaliya xogta dugsiga kaliya. Haddii aadan arkin xogta, lagama heli karo dugsigaas.
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Imisa arday ayaa qalin jabisay?
Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Dookhyada Taageerada
-
Iskudhafka Baahida Heerka Sare (Naafada Dareenka-Niyad dhiska)
Qiimaynta Habdhaqanka
-
Xarunta lagu Barto Ingiriiska - Luuqadaha Badan ee Fasallada 9, 10, 11, 12
-
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya
Lataliyaha Talobixinta
Xarunta Caafimaadka ee Oonleenka ah
Shaqaalaha Arimaha Bulshada