Boston Collegiate Charter School (Lower Campus)

Charter (qaniga ah)5aad - 6aad
215 Sydney Street, Dorchester
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta206 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 9:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-3:10pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-282-6710
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Boston Collegiate Charter School (BCCS) waa dugsi agu dhigto fasalada shanaad-12aad oo charter ah ardaydana loogu diyaarsho kuleejka. Dugsi waa dookha dugsiyada dawlada ee aan doorashada lahayn ee ugu waxbarashada fiican oo kuyaala Boston sida kucad natiijooyinka Meelaynta Dheeriga ah waxayna kuqiyaastay laanta Wararka Maraynkanka iyo Warbixinada Aduunku dugsiga sare ee ugu fiican oo charter ah kuna yaala Boston. BCCS wuxuu diirada saaraa waxbarasho heer sare ah, asagoo raacaaya mabaadii'ada aasaasiga ah oo ah in hadaysan jirin macalimiin tayo leh, inaan wax kale macno samaynayn. Masraxa dugsiga ayaa ah iskudhafnaanta ardaydiisa: ardayda ayaa kasoo kalajeeda dhamaan dafaha magaalada Boston ayadoo iskudhafnaanta dugsiga ee dhinacyada isisrka, qoomiyaa, iyo heerarka dhaqan dhaqaale ee ardaydu ay muujinayaan iskudhafnaanta bulshada magaaladeena. Waaan kudadaalaynaa inaan ahaano dugsi taageero siiya dhamaan ardayda aana noqono mel arday kasta laga yaqaano si qoto dher. Waxaan diyaarinaa safaro dalxiis gaaban ah si aan kor ugu qaadno iskuxirnaanta ardayda biloowga sanadka iyo si aan uhormarino barnaamijyada dugsigeena sanadka oo dhan. Waxaan sidoo kale qabanaa munaasabadaha bulshada sida ciyaaraha qoob kaciyaarka, maalmaha labiska, quraacaha qadarinta ah iyo munaasabadaha kale ee dhaqanka lagu xoojinaayo. Ardayda ayaa adeesada Laptop-yo markay ubaahdaan. Waxaan leenahay qaabab kaladuwan oo qoysasku kuala xariiri karaan waxna ugu biirin karaan dugsiga. Waxaan leenahay Kooxda Talo Bixinta Qoysaska iskudhafan, Kooxda Talobixinta Taageerada Ardayda ee Qoyska iyo Ururka Qoysaska.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
82.7%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
76.2%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
77.4%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
90%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

200
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
104.90
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Quraaac ayaa labaxshaa 7:00am, fasalka subixii 8:00-5:00pm saacadaha xafiiska

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

3:00 - 5:00pm, fiiri hawlaha kabaxsan manhajka ee labixiyo. Inkastoo xiliga ardayda aan maalintii fasaxno uuyahay 3:10 pm, waxaan leenahay bas soodaaha kaasoo ardayda gurga uqaada markay saacadu tahay 5:00 pm dhawr maalmood asbuucii.

Sharaxaada dharka dugsiga

Shaar leh astaanta dugsiga iyo dabo gaab kaaki ah.

Qaabka

Waxaan ubalan qaadaynaa boos inay helaan dhamaan ardayda dhigta Boston Collegiate Upper Campus (kaasoo lagu dhigto fasalada 7aad - 12aad).

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican