Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Machadka Farsamada Dadka weyn ee Boston waa dugsi sare ee kale ee qaangaarka, himiada leh, dhalinyarada u dhaxayso da'da 19-22. Waxaan nahay bulsho qiimaynsa kaladuwanaanta, xoojinta shaqsiyada, hufnaanta, iyo dookhyada kaladuwan anagoo ardayda siina fursado macno leh oo laxariira noloshooda dugsiga sare kadib. Marka ardaydeenu kabaxaan dugsigaan, waxaan filaynaa inay barteen xirfada iskukalsoonaanta, aqoonta luuqada, iyo xirfadaha dugsiga sare kadib si ay unoqdaan hogaamiyaal iskukalsoon bulshadooda dhexdeeda ayna xaqiijiyaan yoolalkooda.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Imisa arday ayaa qalin jabisay?
Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Dookhyada Taageerada
-
Xarunta lagu Barto Ingiriiska - Luuqadaha Badan ee Fasallada 9, 10, 11, 12
-
Barnaamijyada dugsiga sare ee gaarka ah ayaa diyaar ah. Laxariir dugsiga si aad macluumaad dheeri ah uga hesho.
-
Waxbarashada Kale oo Beddelka ah