Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Dugsiga Hal abuurka Dugsiga Blackstone, waan is xoojinaa si aan u barano, korino, guuleysano oo noqono nafsadeena ugu wanaagsan. Wada shaqeynta, waxaan kobcinaa qiyamyada muhiimka ah ee ku jiro gudaheena; ixtiraam, midnimada, iyo heer sare.
Hormarka Dugsiga
Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo).
OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.
Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga
Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?
Akhrinta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Akhrinta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Xisaabta: Degmada
Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada
Xisaabta: Gobolka
Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka
Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.
Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
7:15-8:15; $5 maalin kasta.
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Barnaamijyada Imajine That; IBA; City Year Starfish.
Sharaxaada dharka dugsiga
Cadaanka ama baluuga qafiifka ah, gacmo gaabka ama gacmo dheerka, shaatiyada kuleetiyada; buluug xigeenka ama daba-gaabyada kaakiga ah; kabbo isboortiga ah ama kabo.
Dookhyada Taageerada
-
Waxbarashada Caruurta Yaryar oo iskudhafan
Barnaamijka Waxbarashada Dhalaanka oo gaar ah
Iskudhafka Heerka sare ee Baahida
Naafooyinka Badan
-
Xarunta lagu Barto Ingiriiska - Isbaanisha Fasalada K1, K2, 1, 2, 3, 4, 5
Ardayda leh Waxbarashada Xadidadan ama ay kakala Go'day waxbarashada Caadiga ah - Isbaanish
-
Iskuduwaha Qoyska
Kaalkaaliyaha wakhtiga buuxa shaqeeya
Xarunta Caafimaadka ee Oonleenka ah
Kalkaaliso saacado kooban Shaqaysa