Academy of the Pacific Rim Charter Public School

Charter (qaniga ah)5aad - 12aad
1 Westinghouse Plaza, Building B, Hyde Park
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar dhexdhexaad ah oo ku wajahan yoolalasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta440 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 9:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-3:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-361-0050
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Machadka Pacific Rim Charter Public School (APR) waa dugsi dawladeed, oo lacag la'aan ah kasoo baxiya barnaamij adag oo loogu diyaar garoobo kuleejka lana baro 535 arday oo dhigata fasalada 5aad ilaa 12aad. Muddo 22 sano ah, APR waxay utaagnayd u adeegida ardayda reer Boston si ay guul uga gaaraan himiladooda buuxda ee caqli iyo bulsho, hadana waxaan leenahay 500 oo arday qalin jabisay ah. Waxaan kushaqaynaa dugsi iskudhafan oo kakooban dugsi dhexe iyo mid sare waxaana bixinaa taageerooyin adag oo dhinacyada kubiirista kuleejka iyo qalin jabinta laxariira, waxaana fursado siinaa ardayda si ay ugu safraan waxna ugasoo bartaan meelaha kabaxsan dugsigeena.

Shaqadeena waxaa lagu dhisay hiigsiga ah in ardayda kaqalin jabisa APR ay leeyihiin maskax hami leh iyo qalbi wanaagsan. Waxay diyaar uyihiin waxbarashada dugsiga kadib waayo waxay taqasus uleeyihiin cilmiga udiyaar garoowga kuleejka iyo xirfada iyo xirfadaha bulshonimo ayna kujiraan cilmiga iyo inay boos kaqaataan bulshada si qaab farxad leh ugaaraan fursadahooda mustaqbalka ayadoo laga fiirinaayo diihaalkooda ayna uga qaybgalaan isbadalna ugu sameeyaan nolosha dadwaynaha. Waxaan udiyaarinaa ardaydeena inay ku guulaystaan kuleejka iyo xirfadaha si toos ah loo gaarana waxaan khibrad wax ku ool ah ku barnaa xarumahooda dugsiga (sida barnaamijka diiwaangalinta laba geesodka ah ee kuleejyada maxaliga ah lagu sameeyo) iyo sidoo kale barnaamijkeena isdhaafsiga ah ee sanad walba aan ku samayno China. Sanad kasta ardaydu waxay soojoogaan midkood saddex asbuuc ama saddex bilood Beijing ayagoo jooga dugsi.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
98.2%
Ardayda Naafada ah
100%
Baahiyaha Badan qaba
97.5%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
96.9%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
100%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
100%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
45.8%
Ardayda Naafada ah
35%
Baahiyaha Badan qaba
42.1%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
50%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
31.3%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

467
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
87.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Quraacda subaxda hore ah ayaa labaxshaa markay gaarto 7:00 am.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Isboortiska, caawimaada layliga guriga, saacadaha xafiisku furanyahay, kooxaha, barnaamijyada ka baxsan manhajka. 3:00-4:00 ama qaar ilaa 5:00.

Sharaxaada dharka dugsiga

Dugsiga dhexe wuxuu leeyahay yunifoom ka samaysan Kaaki iyo shaarar cad ama gaduudan. Dugsiga sare waxaa jira qaab lagu doorto dharka.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican