UP Academy Charter School of Boston

BPS/Degmada (Jaatarka Horace Mann)Fasalka 6-8 - Dayrta 2024 xaruntan way xirmi doontaa; ardaydu waxay aadi doonaan UP Dorchester
215 Dorchester Street, South Boston
Heerka Dugsiga:
Tier 3

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobol: U Baahan Taageero Diirad Saarid/Bartilmaameedka

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta166 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 6:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:35am-3:00pm
clock icon
Barnaamijka dugsiga kadib 7:15pm-7:35am
moon icon
Dugsiga Kadib 3:00pm-3:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8819
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka
people icon
Xirista Dugsiga sanadka xigga

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee diiwaangalintu waa Maarso 1deeda, 2019
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

UP Academy Boston waxay bixisaa waayo-aragnimo dugsi dhexe oo ka duwan kuwa kale ee Boston.

Waxaan bixinnaa fasalo waxbarasho oo adag oo ay hogaaminayaan barayaal heer sare ah, barashada dareenka bulshada oo dhan iyo farsamada gacanta, fursado waxbarasho oo tayo leh oo loogu talagalay fasalada 6-8. 

UP Academy Boston, ilmahaagu waxa uu…

  • Kamid noqo bulsho jecel oo ka qaybqaadata baahiyaha arday kasta
  • Ka qaybqaado tijaabooyinka jilitaanka ee kiisaska dhabta ah ee ka dhaca guryaha maxkamadaha ee Boston
  • Samee roobotyo oo baro luqadda codaynta
  • Khibrad u yeelo tiro yar oo fasallo ah oo bixiya taageero shaqsiyeed 
  • Ogow xulashadeenna dugsiga sare ee ugu fiican, oo hel caawimo dalbasho!

 

Dayrta 2024, UP Academy Boston waxay ku milmi doontaa UP Academy Dorchester. Goobtan South Boston waa la xiri doonaa, oo dhammaan ardaydu waxay u guuri doonaan goobta UP Academy Dorchester

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

213
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
67.30
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Albaabada dugsiga waxaa lafuraa 7:15 xiliga quraaca

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Maalinta dugsiga ee saacadaha dheeriga ah ladhigto waa Isniinta-Khamiista; barnaamijka dugsiga kadib wuxuu socdaa maalmaha Isniinta-Khamiista ilaa laga gaaro saacada 3:30 maalinta jamcada ah wuxuuna socdaa ilaa saacada 1:00.

Sharaxaada dharka dugsiga

UP Academy Charter School wuxuu leeyahay yunifoom laga wada rabo dhammaan ardayda maalmaha dugsiga la dhiganaayo iyo dhamaan munaasabadaha uu dugsiga qabanqaabiyo. Xeerka yunifoomka dugsigu waa: polo UAB Madoow, suun, kaakiyo. Maalmaha jirdhiska: Shaarka jimicsiga, dabagaabyada jimicsiga. Dhamaan maalmaha: kabo dhamaantood wada cad ama dhamaantood wada madoow.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ah ee diiwaangalintu waa Maarso 1deeda, 2019
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican