Alighieri Montessori School

BPS/DegmadaK0 - 6aad
37 Gove Street, East Boston
Heerka Dugsiga:
Tier 1

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Dugsiyada Buuxiyay ama Dhaafay Yoolalkii laga rabay
Dugsiyada Buuxiyay ama Dhaafay Yoolalkii laga rabay
Heer Gobolka: Dugsiyada Buuxiyay Yoolalkii laga rabay

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta108 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 9:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:30am-2:10pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8529
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Ardayda doonaaya inay codsadaan waxaa magacyadooda loo dirayaa dugsiga Alighieri. Shaqaalaha dugsiga ayaa la xiriiraaya waalidiinta, ayadoo la raacaayo qaab nambaro baqtiya nasiib ah, kadibna ardayga waxaa lagu daraa dugsiga hadii boos banaan yahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsiga Dante Alighieri Montessori wuxuu siinayaa caruurta hadafyo waxbarasho oo gaar ah. Fasalada waxay ka kooban yihiin dad da'dooda ay kala duwan tahay halkaasoo caruurta iyo dadka waawayn iskala shaqeeyaan hawlahooda si qurux badan, deegaan loogu talagalay caruurta. Qalabka waxbarashada gaarka ah ee dugsiga Montessori wuxuu dhiiri galinayaa dadaalka, iskuxirnaanta, daganaan, iyo xushmad.

Diirada dugsigeenu waa inaan siino cunug kasta, maalinkasta waxbarashada tayada sare leh ee Montessori. Waxaa intaas siidheer, waxaan nahay xarun iskudhafan taasoo si firfircoon uga shaqaynaysa balaarinta xaduudaheeda iyo kahadalka sinaanta ee dhamaan xubnaha bulshadeeda.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

kororka waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada

kororka waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Samaynaya shaqo ka fiican tan celceliska gobolka

kororka waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Waxqabad ka wanaagsan kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

108
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
19.00
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Sharaxaada dharka dugsiga

Surweel/ Buumayaal / Goonooyin: buluug madoow / buluug hudhush ah, surweelada adag oo jeebab leh. Buumayaal / gonooyinka waa inay lowga joogaan. Shaararka: Shaati jilicsan oo cad ama buluug ah, funaanado gacmo dheere ah, ama funaanado aan lahayn waxyaabo sharaxaad ah ama qoraalo looga qoray horay ama gadaal midna.

Qaabka

Shaqo qasab ah oo lagu bixiyo Dugsiga Dhexe ee Edward Machadka ama fasalka Umana 7.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Ardayda doonaaya inay codsadaan waxaa magacyadooda loo dirayaa dugsiga Alighieri. Shaqaalaha dugsiga ayaa la xiriiraaya waalidiinta, ayadoo la raacaayo qaab nambaro baqtiya nasiib ah, kadibna ardayga waxaa lagu daraa dugsiga hadii boos banaan yahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican