Charles Sumner Elementary School

BPS/DegmadaK1 - 6aad
15 Basile Street, Roslindale
Heerka Dugsiga:
Tier 2

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar dhexdhexaad ah oo ku wajahan yoolalasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta580 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 11:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 9:30am-4:10pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-8131
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka
people icon
Fasalo cusub ayaa lagu darayaa sanadka soo socda

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Xiliga xagaaga waxay ka go'antahay in la hormarsiiyo oo la kobciyo xirfada ilmo walba awoodiisa jawi oo ammaan ah oo waxbarasho leh. Barnaamijkeena tacliineed ee xoogan wuxuu diiradda saaraya sidii loo dhisi lahaa jawi dugsi oo xoogan oo leh dadaal loogu dabaaldegaayo dhammaan heerarka waxbarashada iyo guusha dabeecadaha. Waxaan nahay dugsi oo si dhammaystiran u shaqeeya isagoo xooga saaraya maadooyinka tacliimeed iyo adeegyada ku salaysan dugsiga. Waxaan bixinaa adeegyo iyo barnaamijyo sida waxbarista dheeriga ah, kooxda, iyo waxqabadyada istaraatiijiga ah iyada oo loo marayo waxqabadka. Kulliyad Xagaaga waxay usoconaysa kore iyo waxii kasii badan sidii ay u hubin lahayd in ilma kasta iyo cunug kasta inuu helo waxbarashada iyo adeegyada aad u wanaagsan. Dugsigeenu waa xarun adeeg waxbarasho oo buuxa taasoo bixisa barnaamijyo kaladuwan oo loogu talagalay ardayda iyo qoysaska. Yoolka ugu wayn ayaa ah in labalaariyo fursadaha waxbarashada ee dhamaan ardayda. Waxaan leenahay golaha waalidka oo shaqaynaaya kaasoo taageero siiya dugsiga. Waxaan bixinaa barnaamijyada dugsiga kahor iyo kadib, waxaana sidoo kale qabanaa habaynada farbarashada iyo xisaabta markaas waalidiinta iyo caruurtu isla ciyaaraa', waxaan qabanaa aqoon kororsiyo laxariira MCAS iyo arimo kale. Waalidiintu waxay haystaan labo kulan oo qaas ah oo sanad walba laqabto ayna layeeshaan macalimiinta si ay uga doodaan hormarka waxbarashada ee ardayda; waalidiinta markasta waa lasoo dhawaynayaa.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

wax qabad aan isbadel lahayn
Akhrinta: Degmada

Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

538
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
67.40
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

barnaamijka dugsiga kahor ee fasalada K1-5aad oo lagu barto qoraalka iyo xisaabta; oo lagu qaado lacag miisaankeedu hooseeyo oo kaalmo dhaqaale lasocdo.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Barnaamijka Fasalada 1aad- 5aad ee dugsi kadib oo ay bixiyaan naadiyada Wiilasha iyo Gabdhaha ee Boston oo bixiya caawimaad shaqada guriga, waxqabadyada dheefinta iyo madadaalada oo ku salaysan qorida, xisaabta iyo tiknoolajiyada, iyo horumarinta xirfadaha hoggaaminta. K1 iyo K2 barnaamijka dugsiga kadib waxaa uu bixiyaa barnaamijka guriga dhexdiis ah oo xooga loogu saaraayo taageerada tacliinta, waxqabadyada kobcinta iyo madaddaalada.

Sharaxaada dharka dugsiga

Guddiga Waalidiinta ee xagaaga ayaa si farxad leh loogu doortay inay noqdaan dugsiga loogu talagalay dhammaan ardayda fasalada K1-5. Midabada yunifoomkeena waa buluug khafiif ah AMA saxan khaki/dharka iyo shaati cad buluuga khafiif ah ah/goono.

Fasalada Casharada Sare Ayaa ladhigaa

Waxbarasho tayo leh oo la baraayo Dhammaan ardayda (EFA) fasalada 4-5

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dugsigaan katirsan Boston Public School (BPS) waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiya nasiib ah oo kusalaysan ciwaanka gurigga aad dagantahay.. Dhagsii Batoonka Register Now si aad uhubiso in diiwaangalintu furantahay.
Xiliga Kama danbaysta ah ee Diiwanagalinta Muhiimada lasiinaayo ee fasalada K0, K1, K2, 6aad, 7aad, iyo 9aad
Feebaraayo 9, 2024
Xilliga kama dambaysta ah ee diiwaangelinta mudnaanta leh ee fasallada 1-5, 8, iyo 10-12.
Abriil 5, 2024
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican