William E Carter School

BPS/Degmada6aad - 12aad
396 Northampton Street, Roxbury
Heerka Dugsiga:
N/A

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Heer Gobal: Macluumaad kala dhiman

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta31 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 24:1
shirt icon
Yunifoomta Maya
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 9:30am-3:30pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-9832
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Dugsigaan laguma dooran karo hanaanka isqorsita caadiga ah. Ardayda waa in lagusoo gudbiyaa kulanka Qiimaynta Kooxda Waxbarashada Gaarka ah.
Dhagsii Register Now si aad horay ugusii diiwaangaliso cunugaaga. Diiwaangalinta waa in la buuxshaa ayadoo labooqanaayo Xarunta Soodhawaynta dugsiga.
Hadda Isdiiwaanagali

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsiga Carter waa Dugsiga Dadweynaha Boston oo ku yaal xudduuda xaafadaha hoose ee Roxbury iyo South End. Da'ada u dhexaysa 12 ilaa 22, ardaydeena waxay muujiyaan naafonimo daran, naafonimo xoog leh iyo baahiyo caafimaad oo daran. Iyadoo sabab u tahay caqabadahaas gaarka ah, fasal kasta wuxuu ka kooban yahay shan arday, hal macalin, iyo laba macallin kalkaaliye ah. Ardaydu waxay sidoo kale hal ka hal ula shaqeeyaan dhakhatiir kala duwan. Xaruuntan waa meel isbarbardhigeeda in shaqaalaheena la shaqeeyaan qoysaska, bixiyeyaasha caafimaadka iyo adeega bulshada hooseeysa si ay u hagaajiyaan barnaamijyo waxbarasho oo shakhsi ahaaneed. Qoysaska ayaa waxaa lagu hagayaa iyadoo loo isticmaalayo barnaamijyadan waxbarasho iyada oo taageero ka heleyaan kheyraadka isku-duwaheena waalidka iyo shaqaalaha bulshada. Marka lagu daro manhajkeena maalinlaha ah, waxaanu ku khibradooda waxbarasho ku daraynaa xaflado dugsiga oo idil ah, barnaamijyada wadajirka ah ee degmada oo dhan ah iyo hawgalada bulshada. Labo kalkaaliso oo maalinta dhan shaqeeya ayaa daryeel caafimaad oo toos ah siiya ardaydeena, sidoo kalana iskuxira adeegyada caafimaadka. Waxaan dugsiga oo dhan aan siinaynaa waxbarasho xoogan oo hagaajinta casharada ah iyo barnaamijyo kordhinaya kartida arday kasta si ay hadlaan, si ay ardaydeena ay u fahamaan kartidooda si ay aad xor u noqdaan oo ay ugu nooladaan nolol heer sare ah oo tayo leh.

Ardaydeena muujiya dib udhac daran/oo muuqda oo dhanka fahanka ah, naafonimo jirka ah, iyo iskudhafka xaalado caafimaad, waxay ubaahan yihiin daryeel shaqsi ah. Dugsiga Carter school, waxaan dhaqan galinaa Tusaale dhanka Anshaxa ah halkaasoo macalimiinta/dhakhaatiirtu kashaqeeyaan higsiyada waxbarashada si wadajir ah. Bulshada dugsigeenu waxay kakooban tahay isiro iyo dhaqano kaladuwan. Beerteena Dareenka Fasalka Fagaaga Dugsiga ayaa kordhisa booska waxbarashada, ayadoo siinaysa ardayda helitaanka nashaadaadka cagaaran iyo dhaqdhaqaaqa jirka ee banaanka fasalka oo ay helayaan ardaydeenu.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

wax qabad aan isbadel lahayn
Akhrinta: Degmada

Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada

wax qabad aan isbadel lahayn
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka

wax qabad aan isbadel lahayn
Xisaabta: Degmada

Wuxuu samaynayaa shaqo lamid ah celceliska BPS-ka degmada

wax qabad aan isbadel lahayn
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad lamid ah kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

26
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
22.70
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Dugsigaan laguma dooran karo hanaanka isqorsita caadiga ah. Ardayda waa in lagusoo gudbiyaa kulanka Qiimaynta Kooxda Waxbarashada Gaarka ah.
Dhagsii Register Now si aad horay ugusii diiwaangaliso cunugaaga. Diiwaangalinta waa in la buuxshaa ayadoo labooqanaayo Xarunta Soodhawaynta dugsiga.
Hadda Isdiiwaanagali

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican