Bridge Boston Charter School

Charter (qaniga ah)K1 - 8aad
435 Warren St., Roxbury
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta334 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 10:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-3:25pm
moon icon
Dugsiga Kadib 3:00pm-6:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 857-229-1601
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Falsafadeena waxbarashada waxay diiradda saaraysaa: barnaamij waxbarasho culus oo dhammaystiran, shakhsi ah, tasoo labaduba dhigaysa xirfadaha aasaasiga ah oona ku qasbaysa ardaydda inay yeeshaan nolol heer sare aoo qani ah; ujeedada ugu weyn ayaa la xariira joojinta caqabadaha barashada iyada oo loo marayo iskaashiyo bulshada tasoo inoo oggolaanaya in aan daboolno baahiyaha adeegga caafimaadka iyo bulshada ee ardaydeena; iyadoo si oggaal leh, laga fikiray, oo wax-qabad u leh bushada, ilmo kasta iyo dadka waaweyn laga garanaayo, oo dhiirigelin iyo taageero la siiyo dhamaan ardayda dhigta dugsiga Bridge Boston si ay ubartaan ciyaarta aaladaha musiga laga bilaabo fasalka koobaad lana siyo cashar joogto ah oo dhanka muusiga ah. Bridge Boston wuxuu sidoo kale qabtaa munaasabado bulshada loogu talagalay sanadka oo dhan.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

334
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
83.90
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Quraacda ayaa diyaar ah marka ardaydu soogalaan inta udhaxaysa saacadaha 7:15-8:00.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Waxaan leenahay Barnaamij-Maalin Dheeraad ah oo bixiya caawimaada layli-guriga, farbarashada iyo gacan siinta xisaabta, cunnooyinka, naadiyo, iyo ciyaaraha aqoonyahannada ka qaybgalaya illaa 6galabnimo Isniin-Jimce. 

Sharaxaada dharka dugsiga

Ardayda waxaa looga baahan yahay inay soo xirtaan shati oo hal nooc ahoo iyo surwaal khaki ah.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican