Boston Renaissance Charter Public School

Charter (qaniga ah)K1 - 6aad
1415 Hyde Park Ave, Hyde Park
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Taageerada Diirada/Yoolka lasaaraayo
Heer Gobol: U Baahan Taageero Diirad Saarid/Bartilmaameedka

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta937 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 11:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:15am-3:15pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-357-0900, ext. 1100 or ext. 1130
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Higsiga dugsiga The Boston Renaissance Charter Public School waa inuu noqdo dookha ugu waanagsan ee waxbarashada dugsiyada dawlada ee qoysaska iyo inuu ahaado xubin xoogan oo kamid ah bulshada iyo hogaamiye waxbarasho oo kuyaala Magaalada Boston. Ardayda dugsiga Boston Renaissance waxaa hormarinaaya khubaro daryeel iyo xirfad intaba leh, kuwaasoo ay xoojinayaa noocyo kaladwan oo farshaxan ah, kuwaasoo loodhigo si loo hormariyo dhaqanada kaladuwan, loona sameeyay in araydu noqdaan muwaadiniin wax soosaar uleh mujtamaca aduunka e Qarniga 21aad.

 

Renaissance Boston waxay ku fuliyaan hadafkooda ayagoo adeegsanaya habka ka qaybgelinta carruurta oo dhan ee waxbarashada- ayagoo doonaaya inay kobiyaan ilmaha oo dhan, kuna bilaabaaya talaabada koobaad xirfadaha aqoonta iyo tacliinta ee ku qoran Naqshada Manhajka Massachusetts. Shaqaaluhu waxay qabtaan shaqooyin dheeraad ku ah waxbarashada aasaasiga ah si ay u siiyaan taxanayaal ay ka buuxaan barnaamijyada fanka iyo muusiga iyo adeegyada taageerada. Barnaamijyada waxaa ku jira codadka halaasiga ah ee Kooxda Fanka ee Renaissance, kuwaasoo sadex jeer bandhig ku sameeyay Aqalka Cad. Wadashaqeynta gaarka ah ee aan la leenahay bulshada waxaa ka mid ah, Adeegyada caafimaadka indhaha iyo Ilkaha, kuwaas oo baaraya dhammaan ardayda sannad kasta; Read to a Child, kaas oo kobcinaaya xoojinaayana koboca xirfadaha ardayda iyo kaabida manhajka fasalka oo leh khibrado waxbarasho oo ku habboon; Junior League of Boston, kaas oo tusaale wanaagsan ku leh bulshada dhexdeeda siiyana ardayda wax ay ku dadaalaan. 

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

922
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
160.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Dhammaan ardaydu waxay u qalmaan inay qaataan helaan bilaash ah kahor xiisadda. Quraacda waxaa la bixiyaa 7:15 -7:50AM subax kasta marka la yimaado.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Dugsiga Renaissance wuxuu bixiyaa barnaamijka maalinta la dheereeyey ee dugsiga kadib ardayda lana siiyo ardayda fasallada K1 – 6. Barnaamijku waxa uu socdaa 3:30- 6:00 PM maalin kasta, marka laga reebo Maalmaha Horumarinta Xirfadlayaasha. Barnaamijka Dugsiga Kadib wuxuu ardayda diwaangeliyaa laga bilaabo Agoosto asagoo ku qora siday usoo kala hormaraan. Waxaa jira tiro boosas kooban oo ka furan heerarka kaladuwan ee fasallada. Barnaamijka Dugsiga Kadib wuxuu raacayaa jadwalka Renaissance ee xiritaanka dugsiga kadib markay dhacaan baraf ama xaalado degdeg ah oo caafimaad. 

Sharaxaada dharka dugsiga

Shaar buluug casaan ah oo leh astaanta dugsiga iyo dabo gaab buluug hudhus ah

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican