Boston Prep Charter Public School

Charter (qaniga ah)6aad - 12aad
885 River Street, Hyde Park
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Horumarka Dhexdhexaadka ah ee ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar dhexdhexaad ah oo ku wajahan yoolalasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta695 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 10:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:45am-3:15pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-333-6688
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda
Basaska waxaa la siiyaa 6fasalada iyo ardayda hela adeegyada guri-ka-albaab.  

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Boston Prep waa dugsi dhexe oo isku dhafan, dugsi sare, iyo barnaamij lagu taageerayo qalinjabiyeyaasha oo loo qoondeeyay in lagu xaqiijiyo in dhammaan ardaydu ay u hormaraan tacliin ahaan iyo eedaab ahaanba.  Xiriir adag ayaa ah aasaaska shaqadayada wuxuuna noo ogolaadaa in aanu si dhow ula lamaanowno ardayda iyo qoysaskaba anaga oo ka wada shaqaynayna sare u qaadidda korniinka tacliinta iyo dareenka bulshada.  Barnaamij diyaarinta waxbarashada koleehka ah oo adag oo la socda taageero xooggan ayaa awood usiinaya dhammaan ardayda in ay gaaraan heerka ugu sareeya, koleejka galaan, ayna guul ka gaaraan koleejka.  Maaddaama fasalka yagii ugu horeeyay uu qalin jabiyay 2011, dhammaan qalinjabiyeyaasha Boston Prep waxaa loo qaatay koleej afar sano ah.  Barnaamijka yaga tageerada koleejka, oo loo yaqaano Persistence Project, waxa uu siiyaa dhammaan dadkii ka baxay tababar joogto ah, oo qofba gaarkiisa ah kaasoo ay bixinayaan lataliyeyaasha dadka ka qalinjabiyay, kaalmo dhaqaale, iyo tababar dhanka xirfadda ah.  Waxaa xusid mudan, dadka ka qalinjabiya Boston Prep waxay helaan digrii bajulaarka tiro afar jeer ka badan kuwa kale.

Asaga oo ku yaala Hyde Park, Bostob Prep waxa uu degenyahay goob u suntan oo cusub taasoo bixisa shaybaaro loogu tala galay sayniska oo si buuxda u qalabaysan, qolka ciyaaraha, jiko isla goobta ah halakaasoo cuntada dhammaanteed lagu diyaariyo, hawo siiye laynka korkiisa ah, iyo kasii badan.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
87.9%
Ardayda Naafada ah
76.9%
Baahiyaha Badan qaba
88.9%
EL
69.2%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
89.1%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
83.3%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
80.3%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
79.6%
EL
75%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
86.7%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
68.4%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

695
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
118.50
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Quraac bilaash ah ayaa la siiyaa maalin kasta dhammaan ardayda. 

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Howlaha dugsiga kadib ee Boston Prep waxaa ku jiro ciyaaraha (kubada cagta, isku talaabta gobolka, kubadda laliska, kubada kolleyga, orodka iyo garoonka, baseball-ka, Kubada Calanka, iyo softball-ka), kooxyo kala duwan, caawinta layliga guriga, saacadaha xafiiska, iyo taageerada kale ee waxbarashada diirada la saaray. Nashaadaadkaan ayaa biloowda 3:45PM inta badana waxay dhamaadaan 4:45PM,ayadoo hadba kuxiran nashaadada lasamaynaayo.

Sharaxaada dharka dugsiga

Dugsiga dhexe, ardaydu waxay xirtaan shaati gaduud xigeen oo polo ah iyo dabagaabyo kaaki ah, oo madow, ama dameeri ah.  Dugsiga sare, ardaydu waxay xirtaan shaati kasta oo kuleeti leh oo dookhooda ah ayaka oo u xiranaya kaaki ah, oo madow, ama dameeri ah.

Qaabka

Waxaa loodamaanad qadayaa boos fasalada 6-12.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican