Boston Collegiate Charter School (Upper Campus)

Charter (qaniga ah)7aad - 12aad
11 Mayhew Street, Dorchester
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Horumar la taaban karo oo ku Wajahan Yoolasha
Heer Gobol: Horumar wax ku ool ah oo ku wajahan Yoolasha

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta482 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 9:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:45am-3:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-265-1172
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Boston Collegiate Charter School (BCCS) waa dugsi lagu dhigto fasalada shanaad-12aad oo charter ah ardaydana loogu diyaarsho kuleejka. Dugsi waa dookha dugsiyada dawlada ee aan doorashada lahayn ee ugu waxbarashada fiican oo kuyaala Boston sida kucad natiijooyinka Meelaynta Dheeriga ah waxayna kuqiyaastay laanta Wararka Maraynkanka iyo Warbixinada Aduunku dugsiga sare ee aqoon ahaan ugu fiican oo charter ah kuna yaala Boston. BCCS wuxuu diirada saaraa waxbarasho heer sare ah, asagoo raacaaya mabaadii'ada aasaasiga ah oo ah in haddii aysan jirin macalimiin tayo leh, inaan wax kale macno samaynayn. Masraxa dugsiga ayaa ah iskudhafnaanta ardaydiisa: ardayda ayaa kasoo kalajeeda dhamaan dafaha magaalada Boston ayadoo iskudhafnaanta dugsiga ee dhinacyada isirka, qoomiyaa, iyo heerarka dhaqanka dhaqaale ee ardaydu ay muujinayaan iskudhafnaanta bulshada magaaladeena. Waaan kudadaalaynaa inaan ahaano dugsi taageero siiya dhamaan ardayda aana noqono meel arday kasta laga yaqaano si qoto dheer. Dhamaan ardaydu waxay dhigtaan Casharada Xirfadaha Heer Kuleej oo kabilaab maaya fasalka 9aad labo maalmood asbuuc kasta semesterka koobaad. Fasalka 10aad ardaydu waxay baaraan diihaalkooda iyo waxbarasho kusaabsan sida qofku kugalo xirfadaha shaqooyinka uu xiisaynaayo. Inta lagu jiro sanadka fasalka 11aad ardaydu waxay diyaarshaan Mashruucooda Tijaabada Barashada ee capstone -- ayagoo kubarta labo asbuuc, oo ay si adag ubaranayaan biloowga shaqada bisha Janaayo intay kujiraan sanadka ay fasalka hoose kujiraan. Xiliyada diraacda iyo gu'ga ardaydu waxay sidoo kale udiyaar garoobaan imtixaanaadka ACT iyo SAT, waxayna bilaabaan raadinta kuleej iyo hanaanka codsiga kuleejka. Waxaan sidoo kale bixinaa safarka kuleejka oo hal asbuuc ah oo ay kaqaybgalayaan arday ladoortay marka sanadku dhamaado kadib bisha Juun. Sabab laxariirta safarka dugsiga oo kabilaabmaaya fasalka 5aad, ardayda fasalada sare ee dugsiga sare ee BCCS ee caadiga ah wuxuu booqanayaa ugu yaraan 15 kuleej kahor intuusan bilaabin hanaanka codsiga kuleejka. Waxaa intaa siidheer, waxaan bixinaa chromebooks shaqsi ah oon siino arday kasta oo kujira fasalada 11aad iyo 12aad. Ardayda dhigta fasalada 9 iyo 10 waxay labtop-yo ay kahelaan macalimiintooda. Dhamaan ardayda fasalada sare ee dugsiga sare ayaa usafri kara Faransiiska iyo Spain ayagoo kaqaybgalaaya safarka ardayda fasalada sare kubaxaan bisha Feebaraayo ee fasalkooda 12aad. Waxaan leenahay Kooxo kaladuwan oo Taageerada Qoyska iyo Talo bixinta kashaqeeya si ay gacan uga gaystaan xariirka joogtada ah ee taleefanka, emailka iyo fariimaha qoraalka ah.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
91.3%
Ardayda Naafada ah
69.2%
Baahiyaha Badan qaba
88%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
90.9%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
92.3%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
90.9%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
82.7%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
76.2%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
77.4%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
90%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

498
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
104.90
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Fasalada tobadaad iyo sideedaad: waxaa labaxshaa 7:30 am quraa;, fasalka subaxii; ardayda dhigata dugsiga sare: casharada gaarka ah ee kahor dugsiga markii loobaahdo. Saacadaha xafiiska 7:30 am - 5:00 pm.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

3:00-5:00 pm, fadlan fiiri Barnaamijyada Kabaxsan manhajka iyo Ciyaaraha. Casharo gaar ah ayaa ladhigaa kadib dugsiga.

Sharaxaada dharka dugsiga

Shaar leh astaanta dugsiga iyo dabo gaab kaaki ah. Dharka BCCS ee ciyaaraha iyo kulanada kooxaha ayaa sidoo kale la ogalyahay.

Qaabka

Waxaan ubalan qaadaynaa boos inay helaan dhamaan ardayda dhigta Boston Collegiate Qaybtiisa Hoose (kaasoo lagu dhigto fasalada 5aad - 6aad).

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Diiwaangalinta dhamaan dugsiyada chartet ka ah waxaa lagu go'aanshaa hanaan bakhtiyaa nasiib ah oo lacag la'aan ah. Qoysaska ayaa ardaydooda kadiiwaangalin kara nidaamka bakhtiyaa nasiib yada ah haddii ay danaynayaan.
Waqtiga Kama danbaysta ee diiwaangalinta Bakhtiyaa Nasiibka ah
Feebaraayo 29, 2024
Iskadiiwaangai Bakhtiyaa Nasiibka

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican