Xaqiiqooyin Degdeg ah
Waqtiyada Kalawareega
Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.
Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.
Diiwaangalinta
Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga
Mission: Mother Caroline Academy empowers girls in grades 3-8 to think bigger, bolder, and beyond, through educational excellence, leadership development, and community stewardship in a safe space that fosters social and emotional learning. Our aim is to empower students and families to achieve generational growth and development where all can imagine a future with limitless possibilities.
Mother Caroline Academy and Education Center is a tuition-free independent school for girls in grades 3-8, serving traditionally under-resourced Boston neighborhoods. Founded in 1993 in the Catholic tradition, the school promotes cultural, religious, and ethnic inclusion that’s reflective of Boston’s rich diverse communities. Our commitment is to drive active success for the community by providing a holistic approach to education and family services.
Lacagta waxbarashada iyo Kaalmada dhanka Dhaqaalaha ah
Mother Caroline Academy wuxuu ka qaadayaa $350 oo ah kharashka isdiiwaangalinta dhammaan ardayda. Macluumaad dheeraad ah ka akhri here.
Macluumaad dheeraad ah
Barnaamijyada Dugsiga Kahor
Ardaydu waxay imaan karaan hore oo 7:30 subaxnimo ah waxaana lasiinayaa quraac. Casharka fasalku wuxuu bilowdaa 8:00 subaxnimo Kaniisada waxaa la galayaa 8:10 Subaxnimo.
Barnaamijyada Dugsiga Kadib
Waxaa jira barnaamijyo aad ubadan oo nashaadaadka ardaydu samayso galabkii ah. Nashaadaadka ardaydu waxay bilowdaan 3:30 galabnimo waxayna dhamaadaan 4:45 galabnimo. Dhamaan ardayda waxaa laga doonaya inay ka qaybgalaan nashaadaadka galabtii.
Sharaxaada dharka dugsiga
Fasalada 4 iyo 5 waxaa laga rabaa inay xirtaan goonooyin buluug ah oo tolan iyo shaatiyaal jilicsan oo MCA ah. Fasalada 6, 7 iyo 8 waxay xiran karaan goonooyin ama surweelada bulji ah midkood.
Dookhyada Taageerada
-
Dhammaan ardayda ayaa xaq uyeelan kara adeegyada. Waydii dugsiga aad rabto wixii tilmaamo qaas ah. Booqo Tilmaamaha Macluuaadka ELL iyo Waxbarashada Gaarka ah iyo ELL ee barta Boston School Finder si aad uhesho macluumaad dheeri ah.