Boston College High School

Caqiidada/Dugsiyada Diinta7aad - 12aad
150 Morrissey Blvd., Dorchester

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta1405 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 13:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Jinsiga Lab
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:20am-2:30pm
clock icon
Dugsiga Kahor 6:00am-8:20am
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-474-5010
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Dugsiga Sare ee Boston College High School waa dugsi masiixi, Catholic ah oo ardayda loogu diyaariyo kuleej. Waxaan ku dadaaleynaa in aan ka hor tagno ardaydeena si ay u noqdaan rag dhallinyaro ah oo daacadnimo leh, wax ku bartay iimaanka iyo caddaaladda, oo ay ka go'an tahay in ay heer sare iyo adeeg tacliimeed u fidiyaan dadka kale iyo in ay ka tarjumaan kala duwanaanta kaniisadda iyo bulshada. Yoolkeena wuxuu ahaa lagasoo bilaabo 1863 inaan dhisno hogaamiyaal leh karti, damiir, iyo hami kuwaasoo doonaaya inay sameeyaan dhamaan waxyaabaha laga sameeyo dugsiga ad majorem Dei gloriam – si loo wayneeyo Rabiga Xushmada leh.

Lacagta waxbarashada iyo Kaalmada dhanka Dhaqaalaha ah

Boston College High School wuxuu qaadaa lacag ku baxaysa waxbarashada wuxuuna bixiyaa kaalmo dhaqaale. Macluumaad dheeraad ah ka akhri halkaan.

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Dugsiga waxaa la furaa 6 a.m. Quraac ayaa la bixiyaa.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Caawimaada dheeriga ah ee macalinka, casharada gaarka ah, kulanada barnaamijyada ka baxsan manhajka, isboortiyada - waxay dhamaadaan goor danbe oo 9 habeenimo ah.

Sharaxaada dharka dugsiga

Daba gaabyo kaaki ah (jiinis lama xiran karo), shaat kuleeti leh, suun

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican