Raadso dugsiyada kugu habboon ee kuyaalaBoston

Boston School Finder waa aalada kaliya ee dugsiyada lagu raadsho taasoo ay kujiraan macluumaadka dhamaan dookhyada dugsiyada Boston kuyaala looguna talagalay in qoysasku adeegsadaan macluumaadkaas oo hal bar kuwada jira. Waxaan udhisanahay waalidiinta, anagoo kaashanayna talooyinka waalidiinta iyo ardayda dhamaan daafaha Boston.

Kajawaab dhawr su'aalood oo kookooban kuna saabsan heerka fasalkaaga, goobtaad dagantahay, nooca dugsi ee aad rabto, iyo baahiyaha gaarka ah ee aad qabto kadibna waxaan kusiinaynaa liiska dugsiyada dookhaaga kuhaboon ee Boston kuyaala.

Kajawaab dhawr su'aalood oo kookooban kuna saabsan heerka fasalkaaga, goobtaad daantahay, nooca dugsi ee aad rabto, iyo baahiyaha gaarka ah ee aad qabto kadibna waxaan kusiinaynaa liiska dugsiyada dookhaaga kuhaboon ee Boston kuyaala.
1 ee 4
3 Sano jirka ah Sebteembar 1 fasalka K0
4 sebteembar 1 fasalka K1
5 Sebteembar 1 fasalka K2.

Dugsiyada sare ee BPS waxay kuyaalaan degmada oo dhan - arday kasta ayaa dhigan kara goob kasta oo uu kayimaado. Dugsiyada qaarkood ayaa lahaan kara xeerarka diiwanagalinta oo qaaska ah.
Aniga (ama ardaygayga ayaa) galaaya Fasalka
2 ee 4
Waxaan raadinayaa dugsiyada kuyaala meel ii jirta mile
Ciwaanka gurigaygu waa
Mahaysto ciwaan rasmi ah
2 ee 4
Waxaan raadinayaa dugsiyada baxiya
3 ee 4

Haddii cunugaagu haysto IEP, uu yahay Arday Barta Ingiriiska (ELL), ama uu qabo baahi kale oo gaar ah, lagana diiwaangalinaayo Boston Public Schools (BPS), waa inaad kaqortaa BPS cunugaaga si loo bilaabo shaqada meelanta cunugaaga. Waxaan soojeedinaynaa inaad hanaanka diiwaangalinta BPS biloowdo sida ugu dhakhsaha badan, si markaas laguugu xilsaaro koox kuuraadisa dugsiga ugu habboon ee cunugaagu dhigan karo.

Halkaan dhagsii si aad cunugaaga uqorto aadna uqabsato balan. Fiiri tusmada ilaha macluumaadka ee barta Boston School Finder ee laxariira Waxbarashada Gaarka ah iyo Ardayda Luuqada Ingiriiska Barta si aad uhesho macluumaad dheeri ah.

Halkaan dhagsii si aad u aragto liiska dugsida dheeriga kusii ah kuwa BPS ee aad buuxisa sharuudahooda uqalmida.

4 ee 4
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican