Diwaan galinta Dugsiga Booston iyo Kalaandarka Dulmarka Dugsiga
Kani waa kalaandarka weyn ee taariikhaha codsiyada dugsigaaga iyo wakhtiyada kama danbaysta ah ee isdiiwaangalinta, diyaarinta imtixaanada, dulmarada dugsiga, iyo guri u furan BPS, xeerka, iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ku yaala Boston. Wax ka baro sida loo doorto dugsiga si wanaagsan ugu habboon Qalabkeena Diiwaanka Dugsigeena ee Qoysaska.
- Riix halkaan si aad isaga diiwaangeliso Kalendaarkaan Google.
- Halkaan guji si aad isku diiwaangeliso si aad uga qayb gasho Dulmarka Muuqaalka Dugsiga ee BPS.
Maqabtaa Su'aal?
Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican